Browsing: Federaalka
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inay ka baxeen Qorshihii Horumarinta Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ayaa war cusub oo ka soo saartay xubnaha ay ku kordhisay Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Beesha Caalamka ayaa si adag u diiday ugana hor timid go’aanadii shalay kasoo baxay Madasha Qaran ee lagu kordhiyay tirada…
Tirada cusub ee lagu kordhiyay xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa keenay isbedel ku dhacay qaab dhismeedkii Aqalka sare oo…
Shirkii Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe la soo gabageeyay iyadoo laga soo saaray qodobo cusub oo…
Xilliga la dhaarinayo Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya, labadiisa Aqal ayaa la shaaciyay kadib markii ay dib u dhacday.
Shirkii ugu dheeraa Madaxda madasha Qaran ee Muqdisho ka furmay 15-kii bishan Disembar ayaan weli soo idlaan iyadoo mugdi badan…
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo madaxda Madasha Qaran ayaa isku heysta Shahaado siinta 11 xildhibaan oo ay laaleen Guddiga xalinta khilaafaadka…
Shirka daba dheeraaday ee Madaxda Madasha Qaran uga socday magaalada Muqdisho ayaa go’aano hordhac ah lagu gaaray.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shirkii Madaxda Madasha Qaran ee Madasha la isku mari la’ yahay.
Wararka laga helayo Guddiga Doorashada Dadban ayaa sheegaya in dib u dhac hor leh ku yimid waqtigii loo qabtay Doorashada Madaxweynaha…
Xubnaha Guddiga Xalinta khilaafaadka ee laalay 11-ka Kursi oo sheegay inay xaaladooda halis ku jirto
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ayaa beesha caalamka gaarsiiyay war cusub oo ku saabsan xaaladda ay ku shaqeeyaan iyo dhibaatooyin soo…
Shirkii madaxda Madasha Qaran ayaa maanta oo jimce ah ka furmaya magaalada Muqdisho, kadib markii uu muddo saddex maalmood ah…
Guddiyada Doorashooyinka heer maamul Goboleed ayaa qoraal ay wadajir u soo saareen ka hor yimid go’aankii Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ugu danbeyn laalay 11 kursi oo ka mida aqalka hoose, kuwaasoo lagu soo doortay 4 magaalo…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sida loo joojiyay xoolaha Soomaalida ee loo dhoofin jiray dalka Sacuudiga.
Shirkii Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida iyo wakiilada Beesha Caalamka ayaa lagu soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Wararka laga helayo Shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida uga socday magaalada Muqdisho ayaa lagu gaaray Qodobo hordhac ah.
Shirkii ugu danbeeyay ee Madasha Qaran ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdisho.
Wasiir ku xigeenka caafimaadka dowladda Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) ayaa deeq Daawo ah gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo.
