Browsing: Federaalka
Qoraal uu ku saxiixan yahay ergeyga Q/Midoobay ee Soomaliya Micheal Keating ayaa looga digay inay Doorashada Soomaaliya ka dib dhacdo…
Dowladda Soomaaliya oo ciidan la’aan gacanta ku dhigtay Markab kalluumeysi sharci darro ah [Sawirro]
Dowladda Soomaaliya ayaa loo gacan geliyay Markab si sharci darro ay uga kalluumeysanayay Soomaaliya oo lagu qabtay xeebaha dalka Kenya.
Hanti dhowraha guud iyo Garyaqaanka Guud ee dalka ayaa sharci darro ku tilmaamay ceymis qasab ah oo lagu soo rogay…
Madaxweynaha Dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay
Kulan maanta ka dhacay xarunta Xalane ee Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay doorashada guddoonka Baarlamaanka cusub iyo Guddi ka shaqeeya kala…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaacisay magacyada dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India.
Dowladda Mareykanka aya sheegtay in howlgalkeeda Soomaaliya ee tababarka Ciidamada Dowladda iyo la-talinta hadda in loo weeciyay goobaha dagaallada tooska…
Dowladda Ingiriiska ayaa safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya kaasoo bedeli doona Safiirka waqtigiisa dhammaaday ee xilligan.
Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa doortay xubnaha u metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa shalay dib u billaabay wadahadalkooda
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya danjire Micheal Keating ayaa digniin u kulul diray maamulada Puntland iyo Galmudug inay adkeeyaan…
Saraakiil ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa laga soo xigtay in dowladda Itoobiya ay qorsheyneyso inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya.
GUDDIGA MADAXA BANAAN EE XALLINTA KHILAAFAADKA DOORASHOOYINKA DADBAN (GMXKHDD)
Cumar C/rashiid ayaa shaki geliyay nidaamka Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay inay tahay in dib loo eego.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Q/Midoobay.
Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safirnimo ka guddoomay safiirka cusub
Waxaa mar kaliy maanta ka bilaabanaya magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba doorashada xildhibaanada Aqalka hoore ee Baarlamaanka.
Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeeysay kashiftay lacagta deeqda ah ee ay bil bil waliba siiyaan dowladda Soomaaliya si loogu kabo miisaaniyadda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen…
Kulamadii qarsoodiga ahaa ee dalka Imaaraadka Carabta ku lahaayeen madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan dalkaasi ayaa soo…
