Browsing: Federaalka
Wararka laga helayo magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya inm halkaasi lagu dhexdhexaadinayo madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.
Tr. October 29, 2016 Muqdisho – Soomaaliya Waxa aanu si walaac ku jirto ula soconnaa xaaladaha halista ah ee ka…
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa dhammaantood looga yeeray dalka Imaaaraadka Carabta oo ay si hayaan ay u wada tageen.
Dowladda Khaliijka carbeed ee Imaaraadka Carabta ayaa faragelin aan hore loo arag oo toos ah ku heysa doorashada 2016 ee…
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii Midowga Yurub u fadhiyay Soomaaliya Michele Cervone Durso oo muddo 4 sano…
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay qiratay inay ciidamo sharci darro ah oo ka baxday ciidamada ka mida AMISOM ay…
Shir sanadeedka 7-aad ee Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha sare ee dalalka Jaamacadda Carabta ayaa ka furmay Al Bustan Palace Hotel ee magaalada…
Taliska NISA ayaa beeniyay qoraal laga faafiyay qarixii Diyaaradda Daallo Febraayo 2016, oo lagu eedeeyay in NISA iyo Jubba Airways…
Beesha caalamka ayaa cambaareyn u jeedisay dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay xadgudubyo ay kula kacdo saxafiyiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga.
Shirkii madaxda Madasha Qaran ee lagu waday inuu Muqdisho ka furmo ayaa qabsoomi waayay iyadoo aan wax sabab ah la…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa xisaab ka furtay dhowaan Banki Gaar loo leeyahay, isagoo lacagta laga qaadayo musharixiinta ka wareejiyay Bankigii…
Diblomaasiyiin reer Galbeed oo aan magacooda la sheegin ayaa laga soo xigtay in hubka ay dowlada Soomaaliya soo iibsato ee…
Wararka laga helayo Xafiiska Siyaasadda Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in wakiilada Beesha caalamka ay faragelin ku sameeyeen xiisada colaadeed…
Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaalka ayaa dib ugu celiyay maamul Goboleedyada dalka Liisaskii ay soo gudbiyeen ee musharixiinta Aqalka…
Madaxad Madasha Qaran ayaa la sheegay inay shir kale ku yeelan doonaan magaalada Muqdisho, kadib markii ay sidaasi ka dalbadeen…
Afhayeen Madaxtooyada Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa shaaciyay war kasoo baxay Madasha Qaran oo ku saabsan xiisada colaadeed ee ka jirta…
Akhriso Khudbadii uu wakiilka xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay…
Wakiilka QM u qaabilsan Somalia Michael Keating ayaa shaley warbixin ka siiyey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay xaaladihi ugu danbeeyey…
Maanta waxaa la soo gebagebeeyay dhegeysiga Diidmada Hordhaca ah ee Kenya ay uga soo horjeeddu furitaanka Dacadda Kenya ka dhanka…
