Browsing: Federaalka
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysi socday isbuuc oo ku saabsanaa…
Date : September 19,2016 …
Iyadoo ay maanta dacwadii Badda ee Kenya iyo Soomaaliya ka bilaabatay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ayaa waxaan halkan…
Soomaaliya iyo Kenya oo dacwad la xiriirta Kiiska xuduudka Badda ee labada dal uga furmay maxkamadda cadaaladda addunka ee Hague…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay shirka Madasha Wadatashiga Qaran Muqdisho ka socday 6-12 September 2016.
09/13/2016. War-murtiyeed ka kooban 22 qodob ayaa laga soo saaray shir madaxeedkii 28-aad ee aan caadiga ahayn oo Muqdisho ka…
War ay faafisay madaxtooyada Kenya ayaa lagu faahfaahiyay sida madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ugu guuleystay in xayiraadda laga qaado Qaadka…
Shir Madaxeedkii 28-aad ee aan caadiga ahayn oo hogaamiyeyaasha dalalka IGAD ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow furay Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD.
Madaxweynaha Jabuuti ayaa ka baaqday shir Madaxeedka IGAD kadib markii cilad qabsatay diyaaradii uu ku soo safri lahaa.
Warar hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaaradii siday madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ay dib ugu noqotay magaalada Jabuuti.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iminka ka degay magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka IGAD ee 28aad oo maanta…
Shir madaxeedka 28-aad ee aan caadiga ahayn ee IGAD ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Mas’uuliyiin iyo ilaalo iyo xubno hordhac u ah Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta marti gelineysa markii ugu horeysay shir madaxeedka urur Goboleedka IGAD ee aan caadiga…
Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland oo ay wehliyaan siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin fara badan ayaa boqolaal dadweyne ah kula…
Xogta aanu ka heleyno ilo ku dhow madaxda Madasha Qaran ee wadatashiga ayaa sheegaya in isbedel lagu sameeyay xubnaha Aqalka…
Magaalada Muqdisho ayaa wajaheysa xaalad ammaan oo adag, iyadoo marti gelineysa madaxda dalalka IGAD oo markii ugu horeysay ku shireysa.
Dacwadda ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya ayaa loo gudbiyay Maxkamadda Sare ee dalka Soomaaliya.
Shir Madaxeedkii IGAD ee Muqdisho ayaa la sheegay inuu isbedel ku yimid, arrimo aan la sheegin dartood.
