Browsing: Federaalka
Shirka Madasha Qaran ee wadatashiga oo ka socda magaalada Muqdisho maalintii saddexaad ayaa wararku sheegayaan in la isku mari la’…
Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Cumar Maxamed Cabdulle ayaa loo kala diray madaxda Madasha Qaran ee wadatashiga.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shir madaxeedkii ugu horeeyay ee IGAD lagu qaban doono magaalada Muqdisho.
Musharixiin iyo siyaasiyiin ayaa Muqdisho ka bilaabay arrin ku cusub arrimaha siyaasadda Soomaaliya markii ay sheegeen inay soo bandhigayaan hantiada…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo maalinta berri ee 5 September 2016.
Xog cusub ayaa laga helayaa qarixii weynaa ee lala beegsaday Hotelka SYL oo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in lacagta laga xaday Bankiga Dhexe ay ka badan tahay inta…
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku baaqay in xilka laga qaado Guddoomiyaha mas’uuliyiinta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay baadi goobeyso Khasnaji lacag badan ka dhacay dowladda Federaalka.
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudane Bashiir Ciise Cali, ayaa shaaciyay in in Bankiga Dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag…
Dowladda Soomaaliya ayaa xil safiirnimo oo labaad u magacawday dajirenimadii dalka Sacuudiga, iyadoo loogu daray labaad oo uu safiirku u…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM uu kala bixi doono…
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa sheegay in AMISOM horumar weyn ka gaartay arrimaha Soomaaliya, loona baahan in howsheedda…
Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay laba qarax oo is-maadin ahaa oo shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyto ee gobolka Mudug, kuwaasi oo…
Saraakiishii hore ee ciidamada dalka ayaa dalbaday in meydka Jeneraal Maxamed Cali Samatar la keeno dalka Soomaaliya si loogu aaso…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa qoraal ay kasoo saareen Doorashada Soomaaliya ku sheegay inay aad uga xun yihiin dib…
Golaha Talabixinta Qorshaha Qaranka (GTQQ) ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah Koofur Galbeed
Xoghayaha Guud Hay’ada Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyay go’aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho,
Xafladii lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ka socday 2-9 kii August 2016
Taliyeyaasha Qeybaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta magaalada Muqdisho
