Browsing: Federaalka
Madaxda Soomaalida ee Madasha Qaran ayaa maanta shirkoodii ugu dambeeyay uga furmay magaalada Muqdisho,
Hubanti la’aan sharciyeed iyo xaalad cakiran ayaa hareysay xaaladda Soomaaliya iyadoo lagu wado in dib loo dhigo xilliga doorashada 2016…
Dhalinyaro boqolaal ah ayaa loo qoray inay ka mid noqdaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed,
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in la magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya.
Doonyo iyo Maraakiib dagaal ayaa dowladda Soomaaliya logu samaynayaa dalka Holland, iyadoo loogu talo galay inay ilaaliyaan Xeebaha Dalka. Maraakiibtan oo…
Shir gaara oo ay Golaha Wasiirada ay hadda ku leeyihiin Xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa lagu ansixiyay inuu taliyaha Rasmiga ah…
Tartanka Kubadda cagta oo noqonaya kii ugu horeeyay ayaa galabta ka furmay magaalada Muqdisho
Safiirka cusub ee Dowlada Federalka Soomaaliya u magacawday dalka Ruushiya ayaa ku sii jeeda magaalada Moosko. Safiir Cabdullahi Maxamud Warsame oo…
Madaxda dowladda Soomaaliya sida Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan iyo xubno labada Gole…
Madaxda Madasha Qaran ayaa heshiis gaara ku qeybsaday tirada xildhibaanada magaalo kasta ku soo aadeysa ee lagu soo xulayo. Qoraal…
Dowladda Maraykanka ayaa Somalia u diraysa safiirkeedii u horreeyay muddo 25 sano ah. Safiirkan oo lagu magacaabo Stephen Schwartz ayaa…
LIFAAQA I: Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka 24-ka June Dib u eegidda iyo dhamaystirka liiska 135ka odey dhaqameed ee hadda…
Madaxda Madasha Qaran ee Soomaalida ayaa magaalada Baydhaba ku ansixiyay Liiska Odayaasha Dhaqanka ee soo xuli doona xildhibaanada Baarlamaanka cusub…
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Baydhabo 22-25 Juun 2016. Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qarana ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay, waxaana kasoo baxay qodobo dhowr ah…
Madaxdii madasha Qaran ee shirka uga socday magaalada Baydhaba isu bedeshay Madal danley ah oo lagu go’aamiyo wax ka bedelka…
Dib u dhac ayaa ku yimid war-murtiyeed la filayay inuu ka soo baxo shirka Madasha Qaran ee Madaxda Soomaalida oo…
Madaxda Madasha Qaran ee shirku uga socdo magaalada Baydhaba ayaa isku raacay in isbedel lagu sameeyo guddiga Doorashada heer Federaal…
Madaxda Madashaayaa magaalada aydhaba kula kulmay wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya iyo Guddiga qoondada haweenka. Shirarkan ayaa dhex maray madaxda…
DAAWO SAWIRRO: Sidii Madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhoweeyay Baydhaba Wadani.com
