Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Madaxtooyada Kenya oo War yaab leh ka qortay Qaadka ay fasaxday Somaliya [SAWIRRO]

    Madaxtooyada Kenya oo War yaab leh ka qortay Qaadka ay fasaxday Somaliya [SAWIRRO]

    September 13, 2016Updated:September 13, 20161 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    War ay faafisay madaxtooyada Kenya ayaa lagu faahfaahiyay sida madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ugu guuleystay in xayiraadda laga qaado Qaadka dalka Kenya u dhoofiyo Soomaaliya.

    Warka oo lagu qoray webka Madaxdooyada Kenya ayaa lagu bilaabay:

    Duulimaadyadii Qaadka (Miraa) ee Muqdisho waxay bilaabayaan beri kadib markii wadahadal  maanta uu dhex maray madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo dhiggiisa  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    Heshiiska ayaa yimid kadib markii madaxweynaya Kenya uu socdaal ku tegay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa socdaalkii ugu horeeyay ee madaxweyne Kenyaan ah ku tago Soomaaliya muddo 30 sanadood ah. Arrintan waxay farxad weyn u tahay dadka Meru, gaar ahaan, beeraleyda yaryar oo noloshooda ku tiirsan tahay waxsoo saarka Qaadka.

    “Waa horumar weyn, waxaana u mahadcelineynaa hogaanka Soomaaliya” ayuu yiri Madaxweyne Kenyatta kadib markii uu wadahadal barbar socday shirka IGAD la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya.

    Madaxweyne Kenyatta wuxuu kaloo ka helay dowladda Soomaaliya in Bankiga Ganacsiga Kenya uu xarun a furato magaalada Muqdisho inta uusan dhammaan sanadkan 2016.

    Warka madaxtooyada Kenya laguma soo hadal qaadin arrimaha Kenya balanqaaday sida fududeynta isu socodka diyaaradaha labada dal.

    SAWIRRO

    igad-02igad-03igad-04igad-005igad-006igad-06igad-07igad-08

    Wadani.com

    IGAD Kenya Khat Somalia Top Uhuru Kenyatta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCOMMUNIQUÉ OF THE 28th EXTRA-ORDINARY SESSION OF THE IGAD HEADS OF STATE ON SOMALIA
    Next Article AKHRISO: WAR-MURTIYEEDKA SHIR MADAXEEDKII IGAD EE MUQDISHO

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo