Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay shirka Madasha Wadatashiga Qaran Muqdisho ka socday 6-12 September 2016.
Xafladda gabagabada shirka oo ay ku wada sugnaayeen madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaa War-murtiyeedka akhriyay afhayeenka Madaxtooyada Daa’uud Aweys.
HALKAN KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA MADAHA QARAN




HALKAN KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA MADAHA QARAN
Wadani.com

![Shirkii Madasha Qaran oo la soo gabagabeeyay & War-murtiyeed laga soo saaray [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/09/Madasha-16-1.jpg)