Cumar C/rashiid ayaa shaki geliyay nidaamka Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay inay tahay in dib loo eego.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Gaalkacyo, isagoo shaki geliyay nidaamka Federaalka ee Soomaaliya.
Cumar C/rashiid oo ka hadlay xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Federaalka loo qaatay ay ahayd in dalku nabad gaaro, laakiin haddii uu keenay dagaal ay tahay in laga fiirsado.
DHAGEYSO CUMAR C/RASHIID
Wadani.com

![Cumar C/rashiid oo hadal aan la fileyn ka sheegay Nidaamka Federaalka Soomaaliya [DAHGEYSO] Cumar C/rashiid oo kashifay Muddo kororsi kooban oo xukuumadiisa dooneyso](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/02/CUMAR.jpg)