Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Tirada ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya oo la shaaciyay & Shaqadooda

    Tirada ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya oo la shaaciyay & Shaqadooda

    November 22, 20162 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Mareykanka aya sheegtay in howlgalkeeda Soomaaliya ee tababarka Ciidamada Dowladda iyo la-talinta hadda in loo weeciyay goobaha dagaallada tooska ah ay ka socdaan.

    Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Africom. Thomas Waldhauser,ayaa sheegay in Ciidamada Mareykanka ee jooga Soomaaliya ay qatarta ku korortay sidaa darteedna loo baahday in ay faraha ay la galaan dagaalada ka dhanka ah wax ay ugu yeereen Argagixisada.

    africom

    “Marka aad dooneyso in aad beddesho wajiga hore ee tababarka Ciidamada iyo la talinta waxaad wajaheysaa Qatar nafta ah, waxaana fahamsannahay in uu jiro weerarro xirfad sare leh oo ay fulinayaan Al-shabaab,sidaas darteed waxaan dareemeynaa Qatar dhanka amniga ah waxaana u baahannahay in aan wax ka beddelno howlgalkeenna” ayuu yiri Thomas oo ku sugan Magaalada Stuttgart ee Dalka Germany oo ah xarunta ugu weyn oo ay leeyihiin Ciidanka AFRICOM.

    Sanadkan 2016-ka ayuu sheegay in Ciidanka Mareykanka ee jooga Soomaaliya ay fuliyeen 14 Weerar oo Cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayay hogaamiyayaasha Al-shabaab iyo goobaha ay ku tababartaan, waxaana uu intaa ku daray in weli Al-shabaab ay qaadayaan weerarro qorsheysan.

    Sanadihii ugu dambeeyay ayuu sheegay in ay Dowladda Mareykanka xoogga saartay dhismaha iyo qalabeynta Xoogagga gudaha ee Dowladda Soomaaliya,iyagana ay ka caawinayeen tababarka iyo howlgallada gaarka ah,waxaana ka mid ahaa sida loo ka xeeyo Gaadiidka dagaalka,sida loo adeegsado hubka iyo sida loo fuliyo howlgallada gaarka ah.

    200-300 oo Ciidanka gaarka ah ee Mareykanka ayuu sheegay in ay hadda joogaan Soomaaliya Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM-na ka caawiyaan la talinta amaanka,waxaase uu sheegay in meelaha qaar Ciidanka Mareykanka ay ku lugyeeshaan dagaallada dhulka ah si ay u dhimaan qatarta dhanka amniga ah ee lataliyayaashooda ay wajahayaan.

    Ugu dambeyn Jen Thomas waxaa uu sheegay in ujeedada howlgalka AFRICOM ee Mareykanka uu yahay in Ciidamada dowladda tababar dhameystiran ay helaan kaligoodna fuliyaan weerarrada ka dhanka ah Al-shabaab marka ay Ciidamada AMISOM ka baxaan Soomaaliya 2 Sano ee soo socota.

    AFRICOM Ciidamada Mareykanka US Us special forces in Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso Qoraalkii safiirka Mareykanka ugu hanjabay Madaxweynaha Galmudug [Maamulka ugu musuqa badan Doorashada[
    Next Article C/weli Qanyare oo dib u helay Kursigii beeshiisa ee Baarlamaanka Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo