Browsing: Federaalka
Laba qof ayaa lau dilay rasaas ay fureen ciidamada gobolka Hiiraan ku sugan ee dowladda kadib markii dadweyne gargaar loo…
Shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdisho., waxaana ka qeyb galaya madaxda dowladda Federaalka…
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadli doono qabanqaabada doorashada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay inay rajo badan ka qabaan in Gobolka Banaadir xubno ku yeeshaan Aqalka…
Shir ay yeelanayaan madaxda Madasha Qaran ee dalka ayaa la sheegay inuu ka furmayo magaalada Muqdisho, kadib markii hore loo…
HOOS KA AKHRISO: Qoraal Maxkamadda Adduunka ka soo saartay Kiiska Badda ee Somaliya iyo Kenya. KASOO DEGSO HALKAN [pdf-embedder url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/05/Maritime-Delimitation-in-the-Indian-Ocean-Somalia-v.-Kenya-2.pdf”]
Qaar kamida dalalka Golaha amaanka Qaramada Midoobay ayaa waqti kordhin kale u sameeyay ciidamada AMISOM ee howlgalka Midowga Africa ee…
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa waqti u qabatay xilliga ay bilaabaneyso Dacwadda ku saabsan Kiiska Badda ee dhex yaala dowladaha Soomaaliya…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeysay dacwadii loo heystay dad lagu soo eedeeyay inay ka dambeeyeen…
Dowladda Soomaaliya ayaa bedeshay safiirkii u fadhiyay dalka Talyaaniga Muuse Xasan Cabdulle, iyadoo xilka safiirnimo ee Danjiraha Soomaaliya ee Roma uu…
Beesha Caalamka ayaa si buuxda u soo dhoweysay, isla markaana taageertay wareegtadii uu madaxweyne Xasan Sheekh ku ansixiyay Heshiiska Doorashada 2016,…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto ku soo saaray in heshiiska Qaabka Doorashada sidiisa u dhaqan galo, wuxuuna…
Jubbaland oo diiday in Gobolka Banaadir xubno laga siiyo Aqalka Sare [Xaalad Qabyaalad isu bedeshay]
Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen si cad uga horjeestay in wax laga bedelo heshiiska…
Kulano adag oo aan caadi ahayn ayaa magaalada Muqdisho uga socda madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulada dalka, kadib…
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ka walaacsan…
Midowga Yurub ayaa war kulul ka soo saaray dib u dhaca ku yimid ansixinta nidaamka doorashada Soomaaliya ee 2016, isagoo…
Safiirada 15-ka dal ee Golaha Amaanka Q/Midoobay oo maanta socdaal maalin ah ku tegay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay natiijo…
Safiirada Golaha ammaanka Q/Midoobay oo maanta socdaal ku yimid magaalada Muqdisho, isla markaana kulamo kala duwan la yeeshay madaxda Soomaalida…
Xubnaha Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, waxayna ka kooban yihiin Safiirada 15-ka dal ee Golaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortegay Baarlamaanka Soomaaliya isagoo codsaday inuu khudbad ka jeediyo, taasoo ay u ogolaadeen…
