Browsing: Federaalka
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ansixiyo heshiiska Doorashada 2016 oo in muddo ah dood kulul iyo is…
Ergeyga Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa bartiisa twitterka soo dhigay farriin ku saabsan kulamo aad u kulul oo…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi la socda ayaa si degdeg ah u tegay magaalada Muqdisho,…
Beesha Caalamka ayaa farriin ay u soo dirtay Baarlamaanka Soomaalida waxay walaac ka muujisay daahinta heshiiska doorashada ee madaxda Soomaalida…
Waxaa dhowaan Magaalada Jabuuti kulan xasaasi ah ku yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee…
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay…
Wararka ka imanaya magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegaya in dowladda dalkaasi dib u eegis ku samaynayso xaaladda ciidamadeeda…
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ceydiid C/llahi Ilkaxanaf ayaa sheegay inuusan waxba kala socon xil ka qaadis maanta lagu sameeyay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi…
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa booqan doona magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya bishan May gudaheeda sida uu shaaciyay guddoomiyaha Golaha…
Ciidamo gaara oo ka tirsan ciidamada dalka Ingiriiska ayaa yimid Soomaaliya, iyadoo ku biiraya howlgalka la-dagaalanka Al-shabaab. Ciidamadan oo dowlada…
Machadka Cilmi-baarista iyo Daraasaadka Soomaaliyeed ee la magac baxay Heritage, xaruntiisuna tahay magaalada Muqdisho ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u soo jeediyay…
Dalladaha ururkada Bulshada Rayidka ah ee ka jira Koonfurta Soomaaliya iyo Puntland ayaa iska dhega tiray amar uga yimid wasaaradda…
Xubno ka socda Hanti dhowrka Qarnka ayaa shalay xirtay xarunta Wasaaradda Dastuurka ee magaalada Muqdisho iyagoo xirtay xafiisyada wasaaradda oo…
Hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka ayaa maanta ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu garoonka diyaaradaha…
Taliyaha ciidamada Hay’add Nabad sugidda Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare ayaa ka hor tegay isla markaana joojiyay shir ay yeelan…
Golaha Ammaanka ayaa goor dhoweyd shir uga furmay xaruntooda magaalada New York, iyadoo kulanka looga hadlayo xaaladda Soomaaliya. Shirka oo…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay joojisay maanta Fiisaha lagu tago dalka Suudaan in lagu…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamulada dalka ayaa bilaabay inay ku qulqulaan dalka Itoobiya, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
War aanu kasoo xiganay ilo ka tirsan Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay mid…
