Browsing: Federaalka
Munaasabad loogu dabaal degay 56 guuradii ka soo wareegtay dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April ayaa maanta ka dhacday xarunta…
Waxaa goor dhoweyd xaruna Madaxtooyada Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii Madasha Qaran ee Madaxda Dowladda Federalka…
Madaxweynihii hore Puntland oo shaaciyay inuu yahay murashax u taagan jagada madaxweynaha Somaliya C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ayaa bilaabay ololihiisa…
Shirkii hordhaca ahaa ee Madasha Wadatashiga Qaran ee maanta ka dhacay xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho ayaa la isku…
Shirkii Madasha Qaran ee hogaamiyeyaasha Soomaalida ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu shirka si rasmi ah u furay Madaxweynaha…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin horin ciidamo hubeysan ah…
Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo fool leh madaxweynayaasha maamulada dalka oo shir madaxeedkii Madasha Qaran uga furmi doono magaalada Muqdisho.…
Maamulka Khaatumo ayaa sheegau inuu xiriirka u jaray dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay gef ka gashay…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si la yaab leh u difaacay qaadashada isaga iyo maamulkiisa ay…
Waxaa caawa lagu dhawaaqay heshiis qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Soomaaliya iyo Puntland wada saxiixeen, muddo laba toddobaad…
Ciidamada Kumaandooska DANAB ee milateriga Soomaaliya ayaa dilay horjooge ka tirsan Alshabaab sida ay soo weriyay wakaalada wararka SONNA. Abaanduulaha…
Waxaa maalmahan danbe soo baxayay warar ku saasban in hubkii dowladda Federaalku ku taageertay maamulka Puntland dagaalka uu kula jiray…
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waqtiga u kordhin u sameeyay xafiiska siyaasadda UN-ka ee ka howlgala Soomaaliya, loona yaqaan…
Taliyaha waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda federaalka Soomaaliya Gen. C/laahi Gaafow ayaa markii ugu horeysay kashifay sidii uu Baasaboorka Soomaaliga…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay xabsiga dhigtay Saraakiil ka tirsan Ciidamadii dhowaan banneeyay…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa wareegto ku soo saaray ansixinta magacaabidda lix safiir oo cusub oo la sheegay inay soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay xalay fiidnimadii xoriyadiisa u soo celisay siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal) oo dhowaan…
Dufcad cusub oo ka trisan ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa soo dhameysatay tababar uga socday Saldhigga Balidoogle ee ciidamada…
Dowladda Soomaaliya ayaa xil cusub ku soo kordhisay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo maanta lagu dhawaaqay Maareeye…
Madaxweyne Xasan Sheekhoo ka hadlay dagaalka Alshabaab ka wado Puntland Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay…
