Browsing: Federaalka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hindise Sharciyeedka Axsaabta Siyaadada oo ay dhowan ansixiyeen Golaha Wasiiradda diyaar…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa diiday lacag malaayiin doolar ah oo dowladda Federaalka ay siisay, kadib is faham…
Wakiilka Midowga Afrika: “Ciidan Soomaaliyeed oo awood leh kaliya ayaa hanan kara Somalia” [SAWIRRO]
Wakiilka Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayaa si cad u sheegay in Soomaaliya u baahan tahay in ciidan…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa qarka u saaran inuu ku dhaco shirqool siyaasadeed kadib markii ay diiday qaabka doorashada 2016, isla…
Taliyaha ciidamada Dalka xoogga Soomaaliyeed Gen. Maxamed Aadan Axmed oo ka qeybgalayey kulan todobaadkiiba ay isugu yimaadaan taliyaasha ciidamada Soomaaliya ayaa…
Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in qaababka looga gudbayo 2016 ee hor yaala Soomaaliya…
Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa soo saaray digniin ku saanbsan kooxda Alshabaab iyadoo sheegay inay kooxda Al-Shabaab ay qorsheynayaan inay…
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Soomaaliya ayaa farriin u diray kooxda Ahlu suna ee gobolada dhexe…
Xildhibaano la tirsan baarlamaanka Federaalka oo tiradooda lagu sheegay 54 Xildhibaan ayaa saxiixay Mooshin cusub oo looga horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada ayaa ku dhisan in 6…
Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto maanta…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kooxda Shabaab dhawaan laga sifeyn doono guud ahaan gobollada dalka. Wasiirka difaaca ee xukuumadda Soomaaliya Mudane…
Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ka badan 20 ruux loo xir xiray Qaraxii ka dhacay gudaha Diyaaradii Daallo…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa magaalada Muqdisho uga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub oo la magaca baxay…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ku sugan dalka Holland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay…
Wadani.com ayaa ogaatay xog ku saabsan in dowladda Federaalka ay heshay qeyb ka mida lacagtii Boqortooyada Sacuudiga siisay dowladda Soomaaliya,…
Dowladda Soomaaliya ayaa caawa xaqiijisay warkii uu qoray xalay Wadani.com ee Ku saabsanaa magaca iyo qofka uu yahay ninka ka…
Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku dalbaneyso in ururada saxaafada iyo ururada bulshada ay soo gudbiyaan xubnihii…
Wafdi uu hogaaminayo ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay J. Fletman iyo saraakiil kale oo uu ka mida yahay…
Wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan kordhisay canshuurta laga qaado badeecadaha kala duwan ee ka soo dega dekadda weyn…
