Browsing: Federaalka
Ra’iisal wasaaraaha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/Rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay dacwad ka dhan ah isaga oo xisbiyo siyaasadeed ay…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac (Jangeli) ayaa beeniyay in la hakinayo duulimaadyada Muqdisho iyo…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalkaka jira iyo min 3…
Dowladda Soomaaliya ayaa si kumeelgaara u joojisay duulimaadyadii tegi jiray magaalada Hargeysa kadib warqad ka soo baxdey xafiiska Agaasimaha Hoggaanka…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Ambassador Harriet Mathews, ayaa maanta xarunta…
Shir laba maalmood wasiirada Arrimaha dibada dalalka xubnaha ka ah IGAD ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa looga hadlay arimaha…
Labada dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta heshiis iskaashi ku kala saxiixay magaalada Adis ababa ee dalka Kenya oo…
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ka mida wasiirada ugu shaqada badan xukuumadda Cumar C/rashiid ayaa qarka…
Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ee uu hogaamiyo Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa ka hor yimid…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali (Sharma’rake) ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii madasha Qaran ay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa shaaciyay in heshiiskii kas oo…
Xogta ay heleyso Wadani.com ayaa sheegeysa in lacag uu lahaa maamulka Gobolka Banaadir, taasoo dhacday bishii hore kadib muddo uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka tafan tahay oo xiriirkoodii xumaa muddooyinkii…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa isu diyaarinaya inuu tago magaalada Garowe ee maamulka Puntland oo ay kala xaajoon…
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsna Soomaaliya Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka Warbixin ka siiyay xaaladda Soomaaliya iyo…
Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (FGS) ay qaadatay ee ku aaddan hanaanka doorasho ee…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa fadhigooda maanta ka socda magaalada Muqdisho waxaa la hor keenay heshiiska Madasha Qaran ee qaabka…
Wuxuu ahaa madaxweyne goboleedkii ugu horeeyay ee Muqdisho u yimaada Shirka Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ka furmay 25-kii bishan,…
War-murtiyeed Caawa laga soo saaray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali ayaa lagu shaaciyay qaabka doorasho ee dalka ka…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia isagoo sheegay inuu shaaciyay…
