Browsing: Federaalka
Maamulka Puntland ayaa shaacisay inay diideen go’aanka kasoo baxay Madasha Qaran ee ku saabsan qaabka doorashada ee ah in aqalka…
Wararkii ugu danbeeyay shirka Madasha Qaran ee Muqdisho ayaa sheegaya in go’aan lagu gaaray qaabka doorashada Soomaliya ee 2016, iyadoo…
Kulan xasaasi ah oo maanta xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa, magaalada Muqdisho ku dhex maray Wakiilka Qaramada Midoobay Micheal…
Furitaankii shirka gaarka ah ee Madasha Qaran ee Isniintii ka furmay Madaxtooyada magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin kasoo baxeysaa hadallo kulul…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan Cad ka soo saaray Madasha Wadatashiga Qaran ee ku howlan dejinta nooca doorasho ee dalka…
Warbixin cusub ayaa shaacisay in Soomaaliya safka hore uga jirto dalalka ugu musuqmaasuq badan dunida iyadoo ay la wadaagto Kuuriyada…
Xoghayaha Xisbiga Daljir Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid inuu rakaato ku heysto sharcigii xisbiyada oo…
Shirkii gaarka ahaa Madaxda Soomaalida uga furmaya magaalada Muqdisho 25-kii Bishan ayaa hakad ku jira, iyadoo aanay wax shir ahi…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ceydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay dacwad ka heleen…
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Maxamed Salaad ayaa lagu eedeeyay inuu ka danbeeyo dhibaatada ka taagan shirka maamul…
Shirkii Gaarka ahaa ee madasha Qaran oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta laga…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si kulul u beeniyay isla markaana shirkii hordhaca ee Madasha Qaran iyo…
Abwaan Cabdi Shire Cayaar Jecel oo maanta loo dhaariyay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka
Cabdi Shire Cayaar Jecel oo ahaa guddoomiyihii Kooxda Qeylo-dhaan ayaa ku biiray Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo loo dhaariyay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Beesha Xawaadle ay qarka u saaran tahay inay ku dhawaaqo diidmada federaalka…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana sida caadada u ahayd marka…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdiyo ay hogaaminayaan madaxda maamulad dalka ayaa ku soo fool leh magaalada Muqdisho,…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa mar kale isugu tegaya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba…
Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hor yimid in shirka labaad ee Madasha Qaran oo lagu…
Ra’iissalwasaarada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa saxaafada kula hadlay Guriga Martida ee Magaalada Kismaayo, wuxuuna shaaca ka qaadya in…
Wararka laga helayo xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya inay deeq gaareysa 50 Milyan doolar malaayiin doolar ah ka heshay Boqortooyada…
