Browsing: Federaalka
Shirkii Madasha Qaran ee Soomaalida uga socday magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in lagu soo afjaro halkaasi galabta iyadoo laga…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ee halkaasi ku shirsan ay…
Wakiilka Arimaha IGAD ee dalka Somaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey ayaa si cad u sheegay in Madxda Dowladda Somaliya aysan…
Mid ka mida xeer ilaaliye ku xigeenada Qaranka Muktaar Nuur Abuukar ayaa afka furtay isagoo sheegay in xeer ilaaliyaha guud…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ka qeyb galay shir looga hadlayo sidii loo nidaam casri ah…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada ee ku shirsanaa magaalada Kismaayo ayaa laga celiyay maanta garoonka diyaaradaha xilli…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii ay kooxaha Argagixisadu saaka aroornimadii ku qaadeen…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ayaa khudbad Madasha Qaran ee maanta ka furmay Magaalada Kismaayo. Khudbadda Axmed Madoobe ayaa ahayd…
Maamulka Jubba ee uu hogaaminayo Axmed Madoobe ayaa ku guuleystay marti gelin shirka madasha Qaran ee madaxda dalka oo maanta…
Shirkii wadatashiga Madasha Qaran ee Soomaaliyeed ayaa hadda ka furmay magaalada Kismaayo iyadoo ay khudbado ka jeediyeen madaxda dowlad Goboleedyada…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si weyn uga hor yimid in baarlamaanka cusub ee Soomaaliya yeelan doonyo lagu saleeyo…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa shaaciyay in Banki ay leeyihiin Ganacsato ajnabi ah si sharci darro…
Waxaa maanta oo bishu ahayd 12-ka Bisha Janaayo 2016 magaalada Jowhar furmay shirka maamul u sameynta magaalada gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay qaadaceen oo aaanay ka qeyb galeyin shirka Jowhar, Odayaasha oo…
Shirka la sheegay in looga hadlayo Horumarinta Istiraatiijiyadda Warbaahinta Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay…
Shirkii Madashada Wadatashiga Qaran ee Magaalada Kismaayo ayaa mar kale dib u dhac ku yimid, kadib markii la sheegay inuusan…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa gaaray Magaalada Kismaayo oo la filayo inuu beri ka furmo shirka Madasha Wadatashiga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedros Adhanom ayaa madaxda Soomaalida uga hor maray magaalada Kismaayo isagoo ka mid ahaa wafdi saaka tegay…
Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamulada dalka ayaa ku sii qulqulaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose halkaasoo shirar…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in kulamo hordhac ah oo xal loogu raadinayo khilaafaadka ka dhex jira maamulada dalka uu ka…
