Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in tabashooyin ka jiray maamulada K/Galbeed iyo Jubba lasoo afjarayo iyadoo…
Kulan uu soo qabanqaabiyay Ra’iisal wasaaraha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta garoonka diyaaaradaha ee Muqdisho ku dhex maray madaxweynayaasha Jubba…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ahna mid ka mida guddoomiyeyaasha xisbiyada dalka ka jira Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa farriin…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu isaga haro qaabka 4.5 ee loo awood…
Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo…
Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta markii ugu horeysay ka degay magaalada Cadaado ee xarunta u ah maamulka Galmudug,…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tegay magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa odayaasha iyo bulshada JUbbooyinka u sheegay inaan waxa shaki ah laga…
Doorashada Guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dhaceysa magaalada Baydhaba, iyadoo ay goor dhoweyd bilaabtay munaasbadda oo ay…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socda olole ku saabsan doorashada hogaanka Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Waxaana guddiga doorashada oo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay shirkii sannadlaha ahaa ee isla-xisaabtanka hay’adaha maamulka Puntland, shirkaas oo caadiyan loo qabto…
Madoobe Nuunow Maxamed oo hore u sheegtay madaxweynaha maamul lix gobol ka kooban kadibna ka tanaasulay oo la heshiiyay Shariif,…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa u sheegtay Baarlamaanka Federaalka kulankiisii maanta 29 Decemberr 2015 in howshii guddiga ay la wareegeen…
Guddiga doorashooyinka Qaranka Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dalka Xaliimo Maxamed Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa baarlamaanka Soomaaliya maanta hor tegay iyagoo ka hor…
Kuankii ugu horeeyay ee baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada Baydbaba ayaa lagu doortay guddoomiye kumeelgaara…
Golaha wasiirada Golaha Wasiiradda ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shir yeeshay shalay, shirkaasoo uu guddoominayay Madaxweynaha Mudane Shariif Xasan…
Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta fadhigiisii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Baydhaba kadib markii xalay la dhaariyay qeyb kale oo…
