Browsing: Federaalka
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku dhawaaqay xilliga uu furmayo shirka maamul u sameynta…
Madaxweynaha Maamul goboleedka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa lagu tirtirsiiyay inuusan ka qeyb gelin shirka madasha Qaran ee qaabka doorashada dalka…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo hadda ku sugan dalka Itoobiya ayaa codsi saddexaad hor geeyay Barlamaanka…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ay la socdaan wasiiro iyo xildhibaano ayaa…
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Bakool ayaa ka digay in dagaal…
Wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradaasi C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta tegaya magaalada Jowhar oo…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda magaalada Addis…
Dowladda Soomaaliya oo ku howlan diyaarinta shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa AMISOM ka dalbatay in…
Maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa dowlada Soomaaliya ku qabsaday heshiis baaris shidaal ah oo ay la gashay…
Kulan ay yeesheen golaha wasiirada maamulka Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu taageeray…
Maamulka Koofur Galbeed ayaa si kulul uga hor yimid maamulka shalay looga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee loogu magac daray Bakool…
Maamul loogu magacdaray Bakool sare ayaa la sheegay in looga dhawaaqayo Degmada Ceelbare ee Gobolka Bakool, iyadoo madaxweyne lagu dooranayo shir…
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan iyo Qaar ka m ida qurbajoogta Gobolkaasi ayaa magaalada Beledweyne ka sheegay inaan la isku raacsaneyn…
Xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Ogaadeen ayaa wada ololahoodii ku saabsanaa in degaanada Ceelbarde, Yeed iyo Aato ay u…
Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne ayaa si weyn uga hor yimid wareegtadii uu madaxweynaha Soomaaliya ku magacaabay caasimada…
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa socdaal shaqo ku jooga magaalada Beledweyne ee…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Beledweyne, iyadoo ay socoto diyaargarowga soo dhoweynta…
Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Ogaadeen ayaa olole cusub ka wada degaanada Yeed, Ceelbarde iyo Aato, iyadoo sheegay…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ayaa mas’uuliyiinta Soomaalida lagu booriyay inay heshiis kama dambeys ka…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ku dhaqaaqay tallaabo weyn oo dib u heshiisiin ah kadib…
