Browsing: Federaalka
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa hor istaagay qorshihii ugu danbeeyay ee ugu dhowaa in heshiis lagu gaaro, kadib…
Maamulka Puntland ayaa si cad u sheegay inuu fashilmay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran e Muqdisho lagu soo xiray shalay, kadin…
Waxaa gelinkii dambe ee maanta la soo gaba gabeeyay shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016, iyadoo maalmihii…
Shirkii Madasha wadatashiga madaxda Soomaalida ee la filayay in go’aan looga gaaro qaabka loo qabanayo doorashada 2016 ayaa la isku…
Wararkii ugu danbeeyay ee shirka Madasha & Qodobo xeerjajab ah oo laga gaaray qaabka doorashada 2016
Iyadoo la isku mari waayay qaabka la qaadanayo ee doorashada 2016-ka ayaa shirar kala gaar ah oo u socday Madaxda…
Wararkii ugu danbeeyay ee saaka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne oo xiisad colaadeed ku dhex martay laba maleeshiyo beeleed ayaa…
Xildhibaan Saciid Diiriye Maxamed oo kamida Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa jeeediyay baaqay beeleed isagoo ugu yeeray madaxweyne C/weli Gaas iyo…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa laga reebay inuu ka mid noqdo wafdigii dowladda Federaalka u dirtay…
Wafdi ka socda dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta gaaray Magaalada Baledweyne ayaa kulan la…
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in beelaha Majeerteen iyo Abgaal ay dan weyn ugu jirto in qaabka doorashada Baarlamaanka soo socda lagu…
Wafdi ka socda xukuumadda Soomaaliya ayna ka mid yihiin xildhibaano iyo madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka magaalada…
Shirkii Madasha Wadatashiga ayaa maalinta labaad u xayiran is afgaran waa’ ka taagan qaabka loo qabanayo doorashada soo socota ee…
Madaxweynaha Puntland C/Weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa olole siyaasadeed ka bilaabay magaalada Muqdisho isagoo abaabul ka dhex sameeyay Beesha uu…
Shir ay qaar ka mida siyaasiyiin iyo waxgarada Beesha Muddulood ku lahaayeen maanta Hotelka Naasa-hablood 2 ayaa la kala diray…
Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in wada hadal ay yeelan doonaan…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa khudbad uu ka jeediyay Shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga kaga hadlay hanaanka doorashada la…
DHAGEYSO: C/weli Gaas iyo Shariif Xasan oo hadallo kulul isku weydaarsay shirkii Madasha Wadatashiga
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Koonfur Galbeed C/weli Gaas iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isu jawaabay intii ay socdeen khudbadaha…
Shirkii Madasha wadatashiga ee madaxda Soomaalida ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdisho, kadib dib u dhac ku yimid shalay,…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna C/llaahi Xirsi Diirshe (Prof Daacad) uu tegay…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sharci darro ku tilmaamay Madasha Wadatashiga Qaran ee ay ka mid yihiin madaxda dowlada Federaalka…
