Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG CULUS: Sidee C/kariin Guuleed u hor istaagay qorshe doorasho oo ay isku raaceen Madaxda Madasha Qaran..?

    XOG CULUS: Sidee C/kariin Guuleed u hor istaagay qorshe doorasho oo ay isku raaceen Madaxda Madasha Qaran..?

    December 17, 2015Updated:December 17, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa hor istaagay qorshihii ugu danbeeyay ee ugu dhowaa in heshiis lagu gaaro, kadib markii madaxweynayaasha Puntland iyo Jubba ay ka dhaadhiciyeen madaxweyne Xasan Sheekh qaab doorasho goboleed iyo Baarlamaan ka kooban 225 xildhibaan.

    Qorshahan oo Ra’iisal wasaaraha iyo madaxweynaha u guuxeen, kuna saleysnaa inay maamul goboleedyada soo xulaan Xildhibaanada ayaa dhacay iyadoo uu Muqdisho ka maqan yahay C/kariin Guuleed oo ku sugnaa magaalada Beledweyne, taasoo keentay in si degdeg loogu yeero oo diyaarad degdeg loo diro Magaalada Beledweyne kuna soo laabto Muqdisho.

    Shirarkii kala gaarka ahaa ee dhacay subaxnimadii ilaa duhurtii shalay 16-ka December 2015 ayaa C/kariin Guuleed meesha ka saaray baarlamaan lagu soo xulo qaab degaan iyo mid goboleed, wuxuuna si cad u diiday in tirada baarlamaanka laga dhigo 225 oo uu ku tilmaamay inay tahay sharci darro kasoo horjeeda Dastuurka.

    Is mari waaga arrinta doorashada ayaa dib u soo laabtay iyadoo shirkii lagu waday in la soo xiro Duhurnimadii shalay uu gaaray maqribkii, waxaana arrintan ay iska hor keentay madaxda dowladda qaarkood oo markii danbe ku qasbnaaday in qodobo war-murtiyeed ah la soo saaro in shir kale oo lagu qabto Kismaayo.

    Siyaasiyiinta kasoo jeeda goboladda Galmudug iyo gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa C/kariin Guuleed ku bogaadiyay tallaabada uu qaaday waxayna qaarkood ku tilmaamay geesi badbaadiyay beeshiisa.

    Wadani.com

    Doorashada Madasha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabab oo weerar cusub ka fulisay degaanka Lamu ee gudaha Kenya & Qasaaraha ka dhashay
    Next Article Taliyihii Ciidanka Birmadka ee Berbera oo toogasho lagu dilay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo