Browsing: Federaalka
Ra”iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u shaaciyay inuu wadahadal…
Madaxda maamulada dalka ayaa ka hor yimid dalab uu hordhigay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo ku saabsan…
Wasiirka Caafimaadka maamulka Puntland oo ka mida wafdiga madaxweynaha Puntland ee ku sugan Muqdisho oo shalay Jimcihii booqasho ku tegay…
Shirkii arrimaha hiigsiga cusub ee maanta ka furmi lahaa magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, iyadoo shirkan looga…
Shir ay Golaha wasiiradda Maamulka Galmudug ku yeesheen Magaalada Cadaado oo ah xaruntooda KMG ah u ah ayay ku sheegeen…
Guddi ka kooban Hay;adda Nabadsugidda Qaranka iyo xafiiska xeer ilaalinta oo ah kii labaad ayaa socdaal ay ku tageen magaalada…
Waxaa maanta lagu dhaariyay xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhaba waxaa maanta oo tallado ah lagu dhaariyay 89 xildhibaan oo ka mid…
Xaflad lagu dhaarinayay xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta maamulkaasi, iyadoo…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa weli ku sugan magaalada Muqdisho taasoo qeyb ka ah qorshe la doonayo in…
Wafdigii ay ka mid yihiin Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Madaxweynaha Puntland C/weli gaas iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed oo magaalada…
Madaxweynaha Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir iyo ciidamo uu wato ayaa gaaray degaanka Olol ee hoostaga degmada Dhuusamareeb ee Gobalka…
Shirkii saddexaad ee arrimaha hiigsiga cusub oo ah kan ugu adag ee go’aan looga garayo qaabka doorashada looga qabanayo dalka…
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in magacyada maamuleed ee ay sheegtaan sida Puntland iyo Galmudug ay ka weyn tahay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) iyo Madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu casuumay inay tagaan magaalada…
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa ka horjeestay wadahadalka iyo waanwaanta ka socota magaalada Gaalkacyo ee uu hormuudk ka…
DAAWO SAWIRRO: Qado sharaftii Waqooyiga Gaalkacyo loogu sameeyay C/kariin Guuleed & wafdiga dowladda
Laba dhinac ee magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka kala dhacay kulamo ay ka wada qeyb qaateen madaxda uu hogaaminayo Ra’iisal…
Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacay socod nabadeed oo madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo wafdigii Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa markii ugu horeysay ka gudbay dhinaca waqooyi ee magaalada Gaalkacyo isagoo saaka tegay Koonfurta magaalada,…
Qodobkii ugu weynaa heshiiska Gaalkacyo ayaa si rasmi ah fulintiisa uga socotaa magaalada Gaalkacyo iyadoo maamulada Puntland iyo Galmudug ay…
Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka socday kulamo xiriir ah oo ay leeyihiin madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo ay…
