Browsing: Federaalka
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shir kale maanta ku yeesheen Garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yusuf magaalada Gaalkacyo…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya ee xiligii dowladii rayidka ahayd Marxuum C/risaq Xaaji Xuseen ayaa ka sii digay nidaamka federaalka…
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Madaxtooyada Villa Somalia waxa socda dadaal ay beesha caalamka ku dooneyso in ciidamo ka…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada kulan degdeg ahaa kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u jooga Soomaaliya, isagoo…
Wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Danijire Maxamed Cabdi Afey ayaa furka tuurtay isla markaana si qiiro leh uga hadlay xaaladda…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa qaaday tallaabo kale oo ku dayasho mudan maanta gelinkii danbe kadib markii isugu…
Dawlad Goboleedka Galmudug, waxay umadda Soomaaliyeed, Dowladda federaalka iyo beesha caalamkaba u caddeyneysaa in ciidamada Puntiland ay weerar qaawan ku…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka…
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa ka hadlay dagaalka dib uga qarxat magaalada Gaalkacyo isagoo ku eedeeyay inay soo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaal goosgoos ah iyo rasaas ay ka dhacday magaalada saaka xilli la…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha ee Baarlamaanka ayaa sheegay in xal uu sheegay…
Heshiis la sheegay inuu taariikhi yahay ayaa maanta waxaa magaalada Gaalkacyo ku wada saxiixay maamulada Puntland iyo Galmudug, kadin colaad…
Madaxweynayaashsa maamulada Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta 2-Dec-2-2015 ku saxiixay heshii lagu soo…
Heshiis laba geesood ah oo ku saabsan xalinta colaada magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhoweyd lagu kala saxiixdaya garoonka magaalada Gaalkacyo,…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inay socoto qabanqaabada xaflada weyn ee maanta lagu saxiixayo heshiiska magaalada Gaalkacyo…
Heshiis ka kooban afar qodob oo laga gaaray dagaaladii magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in maanta la shaaciyo magaalada Gaalkacyo…
Ciidamo taabacsan gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fXasan Afaraxayaa maanta xirtay wadada weyn ee bartamaha magaalada, iyadoo la sheegay inay careysnaayeen kana…
Waxaa muddooyinkan danbe sii kordhaya ololaha ceebeynta iyo colaad abuurka ah ee warbaabinta heyb ahaanta u taageerta Puntland, kadib dagaaladii…
Wufuuda Beesha caalamka ee ka kal socda Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey oo ay wehliyaan…
Kulan xasaasiah oo saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo dhinaceed Waqooyi ayaa lagu ogoleysiiyay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas inuu saxiixo heshiis…
