Browsing: Federaalka
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo waanwaan nabadeed ay ka wadaan wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo galabta soo gaaray magaalada Gaalkacyo isagoo uu la socdo madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo wafdigii la socday oo ay ka mid ahaayeen madaxweynaha Koonfur Galbeed C/kariin Xuseen Guuleed…
Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo bandhigeen Maxaabiis Maamulka Puntland looga qabtay dagaalkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, iyadoo kadibna lagu…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka hadlay dagaalka Gaalkacyo ka dhacay iyo waanwaanta socota ee nabada…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdirashiid Cali Sharmarke uu Koonfurta Gaalkacyo maanta u gudbay isagoo la kulmay Madaxwaynaha GalMudug Cabdikariin Xuseen…
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu danbeyn ku qasbanaaday inuu tagi magaalada Gaalkacyo kadib markii in muddo ah…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kadib markii uu ugu yeeray inuu…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ka dambeyso dagaalada ka dhacay magaalada Gaalkacyo,…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa socdaalkii madaxweynaha Jubbaland ee ku wajahnaa magaalada Gaalkacyo u wareejiyay xarunta maamulkiisa ee…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka degay magaalada Gaalkacyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa dib ugu laabanaya gobollada dhexe isagoo markan tegaya magaalada Gaalkacyo oo dagaalo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaalka uu ku tegay magaalada Gaalkacyo ee xiisada colaadeed…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed madoobe) ayaa goor dhoweyd ka duulay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda magaalada…
Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda oo xalay ku hoyday magaalada Gaalkacyo saakana u gudbay magaaladaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Cadaado, waxa…
Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha C/raxmaan Maxamed Odowaa ayna ka mid yihiin wasiiro…
Madaxtooyada Puntland ayaa war-murtiyeed kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxayna Puntland ku eedeeysay dagaalka maamulka Galmudug iyo…
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Gaalkacyo ee dagaaladu aafeeyeen ayaa sheegaya in xaaladda ay kacsan tahay kadib dagaal qaraar oo maanta…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho kadib markii socdaal qaatay 24 saacadood…
