Browsing: Federaalka
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya qaraar sharci oo baarlamaanku ka soo saarayo Derbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduud…
Wararkii ugu danbeeyay ee m aan ka helayno magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal goos goos ah…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka degay galabta magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo ay soo dhoweeyeen…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisa uu yahay sidii loo afjari lahaa xal warana…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta ka degay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo xarun u ah…
Shirkii Golaha wasiirada Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe iyadoo uu guddoominayay madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas, waxaana…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa ku eedeyay dowlada Federaalka inay ka danbeyso xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalkacyo…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku adkeystay inuu sii wadayo dhismaha jidka dhex maraya magaalada Gaalkacyo ee…
Siyaasiinta iyo odayaasha dhaqanka Beesha SADE ee taabacan maamulka Axmed Madoobe ee Jubba ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo…
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in heshiis laga dhex waday labada maamul ee Puntland…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo oo shalay dagaal culus ku dhex maray ciidamo kala taabacsan maamulka Puntland iyo Galmudug ayaa…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa war ka soo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, wuxuuna ku sheegay qoraal…
Qasaaraha dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sii kordhay iyadoo isbitaalka Waqooyiga Gaalkacyo oo kaliya la dhigay 43 qof…
Wasiirka Amniga Galmudug Cusmaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) ayaa sheegay laba ka mida ciidamada Maamulka Puntland ee ka mid ahaa ciidamada…
Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in maamulada Puntland iyo Galmudug in ay si degdeg ah u…
Gollaha Wakiilada maamulka Puntland oo dhowaan doortay guddoomiye cusub ayaa fadhigoodii maanta uga dooday dhulka maqan Puntland oo weli ay sheegeen inaysan…
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug iyadoo Puntland ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaara magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo saaka dagaal culus ku dhex maray…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa galabta si degdeg ah looga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo baaritaan lagu…
Ciidamada cusub ee daraawiishta Daraawiishta Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan tababar loo soo xiray ayaa dhoolatus ka sameeyay magaalada Baydhaba…
