Browsing: Federaalka
Kulan saddex geesood ah ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Baydhaba ku dhex maray wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay, Ra’iisal wasaaraha…
Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo bilihii ugu danbeeyay lagu howlanaa sidii loo soo xuli lahaa isla markaana khilaaf…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa tababar u soo xiray ciidamada daraawiishta Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ah…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa xaaladii ugu xumeys ku heysataa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan kadib markii uu…
Wararka laga helayo magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay xaaladii cakirneyd ee magaalada ay kasii dartay iyadoo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed oo socdaal dhowr maalmood qaatay ku joogtay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta…
Jubbaland oo marin habaabisay Guddigii xaqiiqo raadinta ee dowladda Somaliya & War ka farxiyay Kenya
Wafdigii xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Baaralmaanka ee socdaalka xaqiiqo raadiska ah ku tegay degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ayaa sheegay inaysan…
Xildhibaan Maxamed Cumar (Dalxa) oo ka mid ahaa wafdigii dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay dirtay Xadka Soomaaliya iyo Kenya oo guddi…
Madaxweynihii ugu danbeeyay maamul goboleedyada dalka ayaa u gacan galay dowladda Itoobiya kadib markii socdaal wax badan la sugayay uu…
Maamulka Galmudug ayaa soo jeediyay qaab yaab leh in lagu saleeyo Doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo 2016-da. Shir…
Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu Hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Xildhibaanadii ka tirsanaa Baarlamaanka…
Shirarkii wadatashiga qaabka doorashada dalka ka dhaceysa oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalooyin badan oo dalka ka mida, ayaa magaalada…
Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo saxaafada ugu yeeray hoygiisa magaalada Garowe ayaa codkiisa ku biiriyay qaabka doorasho dalka uga…
Madaxweynaha maamulka Goboladda Dhexe ee Ahlu suna Sheekh Axmed Shaakir ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb maanta kadib markii…
Waxaa la kashigay labadii xildhibaan ee qura oo diiday qaraarkii ka dhanka ah dowladda Kenya ee baarlamanka Soomaaliya uu u codeeyey…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin uu ku soo beegay shirarka looga hadlayo qaabka doorashada Soomaaliya oo maanta ka…
Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Guddi soo baara loo diray dilki magaalada Beledweyne…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa galabta ka dhoofay magaalada Cadaado isagoo ku sii jeeda magaalada Addis ababa ee dalka…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib muddo dheer oo uu ku qaaday…
Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa go’aankoodii ugu horeeyay ka soo saaray…
