Browsing: Federaalka
Wararka laga helayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya xaaladda magaaladaasi kacsan tahay saaka kadib markii dadweyne oo careysan…
Sarkaal ka tirsan ciidamada Galmudug oo magaciisa lagu sheegay Aadan Low ayaa lagu dilay degaanka Aricadde ee Koofurta Gobolka Mudug oo…
Maamulka Galmudug ayaa soo saaray war culus oo ku wajahnaa shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala gobolada dhexe ee Soomaaliya. Warkan…
Kooxo iska soo horjeeda oo Al-Shabaab ah ayaa la sheegay inuu maanta isku dhac ku dhex maray deegaan u dhow…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Qarax Ismiidaamin ah lagula beegsaday Kolonyo uu la…
DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HIIRAAN Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa jawaab ka bixiyay eedeymaha loo jeediyay ee ah…
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Ee maamulka Galmudug Jaamac Xasan Salaad ayaa shaaciyay magcyada maamulka Cusub ee Degmada Balanbael…
Dawlada Soomaaliya ayaa soo dhaweysay xafiiska cusub taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo boogaadisay doorka Qaramada Midoobay ee ku aadan…
Madaxweynaha maamulka Khaatumo ee aan aqoonsiga fiican heysan Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa isku shaandheyn ku…
Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed) oo tartanka doorashada Afhayeenka Baarlamaanka looga guulaystay maanta ayaa sheegay in tartanka doorashada uu ahaa…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhoweeyey guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland…
Doorashadii guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka socota xarunta Baarlamaanka ee magaalada Garowe, waxaana soo dhamaaday wareegii koowaad iop labaad iyadoo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xalay magacaabay maamul cusub oo uu yeelanayo Gobolka Mudug, qeybta hoos tagta maamulkiisa, xaflad…
Iyadoo lagu wado inay doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland maanta ka dhacdo xarunta Garowe ayaa waxaa iska soo daba dhacaya saadaal ku…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku dhex jira magacaabidda maamulo cusub oo ay yeesheen gobolada iyo degmooyinnka hoos yimaada…
Guddigii Farsamada maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ee ay dhowaan magacawday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Federaalka…
Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanayaasha ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa sheegay…
Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in xildhibaanada beesha Xawaadle intooda badan ay ogolaadeen in gogosha shirka maamul…
Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Gedo…
Xildhibaano ka soo jeeda beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo maalmahan ku mashquulsanaa sidii ay ugu heshiin lahaayeen awood qeybsiga maamulka…
