Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay xafiiska cusub ee taageerada Q/Midoobay ee Soomaaliya

    Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay xafiiska cusub ee taageerada Q/Midoobay ee Soomaaliya

    November 10, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dawlada Soomaaliya ayaa soo dhaweysay xafiiska cusub taageerada  Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo boogaadisay doorka Qaramada Midoobay  ee ku aadan dib u dhiska  iyo  horumarinta Soomaaliya.

    Golaha ammaanka ee Qarmada Midoobay ayaa soo saaray qaraar tirsigiisu yahay 2245, kaasoo ku saabsan in xafiiskii taageerada Qaramada Midoobay ee AMISOM (UNSOA), loo badalay xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, United Nations Support Office for Somalia (UNSOS).

    Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Xukuumadda ay soo dhaweyneyso qaraarka lagu badalay xafiiskii hore ee lagu soo badalay xafiiska cusub, kaasi oo u shegay in uu sii xoojin doono xiriirka hay’adaha dowladda iyo kuwa Qaramada Midoobay.

    “Dowladda Soomaaliya way soo dhaweyneysaa kor u qaadista xafiiska cusub ee ku aadna taageeridda Soomaaliya, aad ayaan u soo dhaweyneynaa qaraarka ka soo baxay Golaha ammaanka 2245, xafiiska oo markii hore la shaqeyn jiray AMISOM, balse haatan uu la shaqeynayo hay’adaha dowladda” ayuu yiri Wasiir Maareeye.

    Wasiirka ayaa sheegay in xafiiska uu wax weyn ku soo kordhin doono xiriirka tooska ah ee ka dhexeeya hay’adaha dowladda iyo kuwa Qaramada Midoobay.
    “Hay’adaha dowladda iyo kuwa Qaramada waxa ay yeelanayaan xiriir toos ah oo dhanka wada shaqeynta ah, gaar ahaan hay’adaha amniga ee dowladda u qaabilsan iyo kuwa Qaramada Midoobay, taasi oo qeyb weyn ka qaadaneyso xoojinta iyo sare u qaadida taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya” ayuu hadalkiisa ku daray Wasiirka Warfaafinta.

    Dowladda Soomaaliya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo shaacisay sawirka Askari Yugandes ah oo ay Maxbuus ahaan u heystaan
    Next Article Galmudug maamul cusub u magacawday Degmada Balanballe (Liiska Magacyada)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xasan Kheyre oo soo saaray dalab culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo