Browsing: Federaalka
Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Soomaaliya oo howlihiisii ku soo koobmeen inuu socdaallo joogto ah mar waliba ku tago dalalka…
Dib u dhac kale ayaa ku yimid shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka ee lagu waday inuu maanta oo ah 7-da…
Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’Rake ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhiska xarunta dhismaha Safaarada Soomaaliya ku leedahay magaalada Nairoobi…
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta shaaciyay xilliga ay dhici doonto doorashada Afhayeenka, iyadoo sheegay 9-ka November 2015 oo…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga oo dowladda Soomaaliya u dirtay ay maanta howlgal milateri oo…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) iyo wafdi la socda oo muddo toddobaad ka badan ku sugnaa magaalada Nairoobi ee dalka…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdigii la socday ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabka ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe.…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa magaalada Nairoobi kula kulmay wakiilka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya David Kaeuper, kulanka oo ka…
Maamul Goboleedka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maamul cusub u magacaabay degmadda Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, iyadoo…
Munaasabadda maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Beelaha Gobolkaasi waxay Hubkooda ku wareejiyeen Maamulka Galmudug ee…
C/rashiid Macalin Gaas oo ka mida saraakiisha ciidamada Milateriga ee ku sugan Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa faahfaahin ka…
Dagaal culus ayaa duleedka magaalada Kismaayo ku dhex maray ciidamada maamulka Jubba oo gacan ka helaya ciidamada Kenya ee AMISOM…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wareegto uu xalay soo saaray ku kala diray dhammaan Golihii degaanka magaalada Gaalkacyo ee…
Siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka Beesha Mareexaan ee Gobolka Gedo ayaa isku raacay inay ka qeyb galaan shirka dib u…
Shir looga dooday sharciga dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka oo ka mida Hay’adaha Sharciga ah ee aan lagu guuleysan…
Kulanka ay yeeshaan milkiilayaasha Hoteelada Muqdisho, Wasaaradda Amniga gudaha iyo Hay’adda NISA ee nabadsugidda oo maanta ka dhacay Xarunta Hay’adda…
Kulan muddo sadex maalmood ah uga socday magaalada Muqdisho Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka iyo Wasiiradda Maamul Goboleedyada dalka ayaa la…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa dhowaan ku dhawaaqay 14 xubnood oo noqonaya Guddiga…
General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada, hore u soo noqday wasiiru dowlihii Gaashaandhigga dowladii…
Xildhibaanada Beelaha Xawaadle iyo Abgaal ayaa kulan ay shalay la yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxay u gudbiyeen shax cusub…
