Browsing: Federaalka
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ku adkeystay magacaabidda Guddiga Farsamada ee maamul u sameynta…
Xildhibaanada Baarlamanka Jubba oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa ka dooday codsi kale oo madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday saaka aroortii ku qaaday laba tuulo oo ku dhow degmada Xudur ee Gobolka…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa ka hor yimid Guddiga Farsamada maamul u sameynta Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa shalay galab ka dhoofay magaalada magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkiisa, isagoo u socdaalay magaalada Nairobi ee…
Shir looga hadlayo arrimaha dhaqaalaha iyo maaliyadda ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galayaan wasaaradda Maaliyadda…
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Xabsiga magaalada Garoowe u taxaabay xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaankii KMG ee Soomaaliya ahna siyaasi ninka lagu…
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Farsamada Maamul u sameynta labada…
Wareegto goor dhow kasoo baxday xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta gobolada…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa markii ugu horeysay ka hadlay intii xilka loo magacaabay xaaladda gobolka…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii labaad ku fashilmay inuu ku dhawaaqo dhismaha Golaha Wasiirada oo…
Waxaa kasii dareysa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo, kadib markii uu is casilay guddoomiyihii degmada Garbahaarey Iimaan Caddow…
Dadweyne fara badan oo isugu jira mas;uuliyiin ka tirsan laamaha kala duwan ee dowladda, Qandaraaslayaal iyo shaqsiyaad doonaya inay heshiisyo…
Xildhibaanada Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta shirkoodii sii watay markii uu is casilay guddoomiyahoodii saaka, waxaan kulankooda shirk guddoominayay Gudoominayey Cabdixamiid…
Gudoomiyaha Barlamanka maamulka Puntland Siciid Xasan Shire oo saaka ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland, sidoo kalena uu banneeyay…
Safiirka dalka Ingiriiska u fadhida dalka Soomaaliya Harriet Mathews ayaa shalay iyo maanta socdaallo kala duwan ku bixisay xarumaha KMG…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa saaka ka soo xaadiray fadhiga Golaha wakiilada Puntland, halkaasoo lagu weydiiyay su’aalo adag…
Madaxweynaha Puntland C/Weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka gaabsaday inuu ka jawaabo su’aalo ay rabeen xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland inay…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa galabta ka degay Garoonka Diyaaradeed oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo qeybta Maamulka Galmudug, iyadoo ay…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 36-aad ee Golaha wakiilada Puntland…
