Browsing: Federaalka
Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka ee weli ku taagan Mooshinkii xil ka qaadista Madaxweynaha ayaa isu diyaarinaya saaka inay fashiliyaan furitaanka…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa culeys lagu saaray inuu tago magaalada Garowe si uu u furo kalfadhiga 36-aad…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta galabnimadii dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose,…
In ka badan 11 dhallinyaro Soomaali iyo 10 Itoobiyaan ah ayaa lagu xiray dalka Masar, iyadoo lagu eedeeyay in ay sharci…
Warbixinta Guddiga Qaramada Midoobey u qaabislan dabagalka Soomaaliya iyo Eritrea soo saareeen ayaanu ku dhex jirtay, haddana waxaan qormadan ku eegeynaa…
Xubin ka tirsan Guddiga Qaran ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa iska casilay guddigaasi sabab lagu sheegay arrimo caafimaad darteed, waxaana booskiisii lagu…
Dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada oo saxiixday heshiis ay ku qeybsanayaan Kheyraadka dalka
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku saxiixay heshiis ku saabsan…
Kadib dhismaha Golaha cusub ee ay ku midoobeen maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ee “MADASHA WADATASHIGA QARAN” ayaa waxaa…
Shirkii shalay kusoo dhammaaday magaalada Muqdisho ee loogu magac daray shirka koowaad ee Madasha Wadatashiga Qaran si kastoo intii ku…
War-murtiyeedii ka soo baxay shirkii wadatashiga Soomaaliya oo looga hadlay arrimaha hiigsiga cusub iyo qaabka doorasho loo gaarsiin karo dalka…
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dowlad Goboleedka GalMudug ee Soomaaliya War-saxaafadeed 20 October 2015 – Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed…
Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee labadii maalmood ee ugu danbeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay…
Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee labadii maalmood ee ugu danbeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay…
Shirkii wadatashiga madaxda Soomaalida oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa shirkii saddexaad ee ay caasimadu marti geliso, iyadoo si…
Shirka wadatashiga madaxda Soomaalida ee maanta Muqdisho uga furmay magaalada Muqdisho ayaa khudbado kala duwan ka jeediyay furitaankii shirka, waxayna…
Shirka wadatashiga hiigsiga cusub iyo hannaanka doorasho looga qaban karo dalka sanadka 2016 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho,…
DAGAAL BEELEED KA QARXAY MAGAALADA BELEDWEYNE Dagaal beeleed oo qaraar ayaa ka qarxay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalku…
Madaxweynaha maamulka Ahlu suna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ee ka taliya degmooyinka Dhuusamareeb Iyo Guriceel ayaa…
Xubnaha Beesha Isaaq ugu jira labada gole ee dowladda Federaalka ayaa soo saaray qoraal ka kooban 5 bog oo ay ku…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale Muqdisho la tegay ciidamo kooban oo horin ka yar…
