Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 14
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray dalka Masar

    Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray dalka Masar

    October 24, 20151 Min Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    tahriib

    In ka badan 11 dhallinyaro Soomaali iyo 10 Itoobiyaan ah ayaa lagu xiray  dalka Masar, iyadoo lagu eedeeyay in ay sharci darro ku galeen dalka Masar iyagoo tahriib ah.

    Wargeyska Cairo Post ee kasoo baxa Masar ayaa saaka daabacay in Jimcihii shalay dhallinyaradaasi lagu qabtay Magaalada Luxor ee koofurta Dalka Masar iyaga oo sharci darro ku galay dalkaasi oo doonayay inay ka suu gudbaan.

    isla Arbacadii ayaa 72  Soomaali ah ayaa sidoo kale lagu xiray  Masar, waxayna ka mid ahaayeen  100 Qof oo sharci darro ku galay Dalka Masar, iyagoo qorshahoodu ahaa inay  u tahribaan  Qaaradda Yurub.

    Inta badan dadkan ayaa Tahriibayaal ah,waxaan ay doonayaan in ay Dalka Masar ka galaan Qaaradda Yurub halkaas oo ay joogaan dallaaliin Soomaali iyo masaari ah, una fududeeya dadka Tahriibaya inay yimaadaan Masar.

    Ciidamada ilaalida xuduudka dalka Masar ayaa adkeeyay soohdimaha ay la wadaagaan Suudaan, halkaas oo inta ugu badan ay ka soo galaan Dalka Masar. Xabsiyada Dalka Masar ayaa waxaa ku xiran boqolaal Soomaali Tahriibayaal ahaa kuwaas oo Masar ay ku eedeysay in Sharci darro ku joogaan Dalkeeda.

    Wadani.com

    Masar Soomaali Tahriib
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye Jawaari oo ku dhawaaqay inuu furmayo Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka
    Next Article Axmed Madoobe oo diiday inuu la hadlo saxaafadda markii uu dib ugu laabtay Kismaayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xasan Kheyre oo soo saaray dalab culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh

    May 27, 2025

    Guddiga Doorashooyinka Qaran oo doortay Guddoomiye iyo Xeer Madaxweyne oo lagu soo saaray

    December 2, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo