Browsing: Tahriib
Dowldda Soomaaliya iyo hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa iska kaashaday ku dhowaad 100 dhalihnyaro Tahriibayaal Soomaali ah oo laga…
Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegaya in in dad ka badan 40 qof lagu dilay weerar ay diyaarad dagaal…
War dhowaan kasoo yeeraty Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo ku saabsanaa in la qaban doono cid…
Soomaali laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Waxaa deegaannada Puntland ku soo qulqulaya tahriibayaal badan oo ka imanaya dhinaca Itoobiya, safarkooduna ku beegsanaya magaalo xeebeedka Boosaaso oo…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 15 ka mid ah muwaadiniinteeda, kuwaasi oo ku xirnaa Xabsiga Remand…
Ugu yaraan 46 qof oo tahriibayaal ah oo Soomaaliya ka dhoofay kuna socday dalka Yemen ayaa doon ay saarnaayeen waxay…
Dhalinyarada Tahriibayaasha ee laga keenay dalka Liibiya qeybta kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa.
Maamulka Somaliland ayaa maalintii shalay u diiday inay Garoonka magaalada Hargeysa caga-dhigato diyaarad sitay dhalinyaradii tahriibayaasha ahaa ee laga soo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay bandhig cajiin ah iyo ka sameeyay kulan Afur iyo soo dhaweyn ah…
Koox ka kooaban 13 dhalinyaro tahriibayaal ah oo laga soo daayay Xabsiyada ku yaala Dalka Liibiya oo ay kula soo…
Maxamed C/raxmaan Maxamuud waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo dhawaan laga soo daayey xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu…
Waxaa goor dhoweyd Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ka soo degay Tahriibayaal Soomaaliyeed oo dowladda Soomaaliya kasoo qaaday dalka Liibiya.
Ugu yaraan Labaatan Carruur ah oo ka mida Dadka ku jira xeryaha Qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta tahriibiyeyaasha…
Ku dhawaad 90 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku hafteen xeebaha Libya, kadib markii kooxo…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa soo saartay farriin ku socota Soomaalida ku xayiran dalka Liibiya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay xaaladda ka taagan dalka Liibiya iyo Soomaalida ku xaniban dalkaasi. WAR-SAXAAFADEEDKA…
Nin Soomaali ah ayaa lagu xukumay in uu xabsi daa’in ku qaato dalka Talyaaniga, ka dib markii lagu helay in…
