Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa soo saartay farriin ku socota Soomaalida ku xayiran dalka Liibiya.
Qoraal uu ku saxiixan yahay safiirka Somalia u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo arrintan loo xil saaray ayaa farriintiisa ugu baaqay dhalinyarrada Somaaliyeed ee ku sugan Liibiya inay is-diiwaan geliyaan, iyadoo waalidiinta caruurtooda ku dhibaateysan ugu baaqay inay caruurtooda u gaarsiiyaan farriintan.
AKHRISO QORAALKA


![Safiirka Somalia ee Midowga Yurub farriin muhiim ah u haya Soomaalida ku xayiran Liibiya [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/12/Ambasador-fiqi.jpg)