Baarlamaanka labaad ee Maamulka K/Galbeed Soomaaliya ayaa goor dhoweyd doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaankaasi, kadib Doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba.
Baarlamaanka labaad ee Maamulka K/Galbeed Soomaaliya ayaa goor dhoweyd doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaankaasi, kadib Doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba.
Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee K/Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey shan musharax oo isu soo taagay xilal guddoonka Baarlamaanka cusube ee…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa soo saartay farriin ku socota Soomaalida ku xayiran dalka Liibiya.