Browsing: Federaalka
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xaalad adag ka soo wajahday madaxda sare ee gobollada Putnalnd isagoo gudoomiye cusub…
Ciidamada Itoobiya ayaa gobolada Bay iyo Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ka wada tababar ciidamo la sheegay inay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gaadiid milateri u dirtay magaalada Kismaayo. Gaadiidkan oo isugu jira kuwa loo yaqaan Land Cruizer (Cabdi…
Xafiiska Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka u qaabilsan arrimaha sharci-fulinta caalamiga ah iyo la-dagaalanka daroogada, ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inay ciidamo dheereed ah u diro doonto dalka Soomaaliya iyagoo ku biiraya ciidamadii hore ugu sugnaa dalkaasi ee qaybta ka ahaa howlgalka…
Doorashadii la filayay inay maanta ka dhacdo Magaalada bosaaso oo lagu soo dooran lahaa duqa magaaladaasi ayaa ku dhammaaday in…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) uu dhowaan ku dhawaaqi doono xubnaha…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo milateri ah oo hor leh u dirtay maamulka Galmudug si ay u xoojiyaan awoodda difaac…
Gudoomiyihii Gobalka Mudug ee Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa iska casilay xilka, isagoo warqadiisais-casilaadda u gudbiyay madaxweyne Cabdiwali Cali…
Madaxwaynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi la socday oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta…
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Kismaayo, waxaa halkaasi ka socda dadaalkii ugu danbeeyay ee lagu magacaabayo golaha wasiirada…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo dagaalada ka dhacay degaanka Qorriow ee Gobolka…
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in xeebihiisa laga bilaabay sahmin shidaal iyadoo maamulkaasi uu heshiis ogolaansho siinayo shirkadaha…
DAAWO AFHAYEENKA MADAXTOOYADA PUNTLAND [ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=Ftg3tUY9728″] Maamulka Puntland ayaa war-murtiyeed u gaara kuna saabsan shirkii wadatashiga magaalada Muqdisho soo…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib markii uu ka qeyb galay…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka Galmudug ay xireen xubin ka tirsan Ahlu-Sunna Waljamaaca ee Gobolada…
Kadib war-muriyeedkii ka soo baxay shirkii saddexda maalmood uga socday magaalada Muqdisho madaxda dowlad Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ee…
Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay go’aamada ka soo baxayshirkii wadatashiga siyaasadda Soomaaliya ee Muqdisho ku…
Kusimaha madaxweynaha Federaalka ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa dardaaran culus u jeediyay madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya isagoo…
War-Murtiyeedkii ka soo baxay shirka wadatashiga Siyaasadda Soomaaliya ee Muqdisho ka dhacay 19-21 September 2015. Wadani.com [ad name=”HTML-7″]
