Browsing: Federaalka
Waxaa la soo gabagabeeyay oo war-murtiyeed laga soo saaray Shirka wadatashiga Muqdisho ee madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda maamulada dalka ka…
Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay sawir muujinaya xaalad ka duwan sida ay saxaafadda…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa magaalada Muqdisho ka soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan shirka wadatashiga siyaasadda Soomaaliya ee ka socda magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in howlgal aan hore loo arag oo nooc cusub ah uu ka socdo…
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho xilli uu socdo shirkii wadatashiga…
Waxaa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo shirka wadatashiga siyaasadda Soomaaliya ee looga hadlayo qaabka loo qabanayo doorashada sanadka…
Saraakiil Itoobiyaan ah oo hordhaca u ah ciidamo Itoobiyaan ah oo la geynayo magaalada Kismaayo ayaa maanta tegay magaaladaasi iyagoo…
Shirar is daba joog ah ayaa hotelka SYL uga socda ee magaalada Muqdisho oo uu degan yahay wafdiga madaxweynaha Puntland…
Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cismaan (Mesagawaay) ayaa sheegay in shirka wadatashiga siyaasadda ee Muqdisho ay Galmudug si buuxda uga qeyb…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo shirka Muqdisho uga socda madaxda dowladda federaalka iyo maamulada dalka ka jira ayaa sheegaya…
Maalintii labaad ee shirka wadatashiga hiigsiga cusub ee Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa isaga baxay wafdiga Puntland…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa goor dhoweyd ka baxay shirkii wadatashiga arrimaha hiigsiga cusub iyo doorasho ka…
Muran ku saabsan qaab dhismeedka maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa hareeyay shirka wadatashiga hiigsiga cusub ee qaabka doorashada dalka…
C/weli Maxamed Cali (Gaas) wuxuu hore u soo noqday Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wasiir ka tirsan xukuumadii kumeelgaarka ahayd ee…
Shir hordhac ah oo looga arrinsanayo qaabkii looga bixi lahaa Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya 2016 ayaa maanta ka furmay madaxtooyada Villa…
Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) Madaxweynaha maamulka Jubba ayaa maanta soo gaaray Muqdisho isagoo ka mida madaxda ka qeyb galeysa shirka…
Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada gobolada dalka ayaa shir hordhac ah uga socdaa xarunta madaxtooyada Villa Somaliya ee magaalada…
Wararka laga helayo degaanka Xarfo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Birmadka Booliiska maamulka Puntland…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa faafhaahin iyo cudurdaar ka bixiyay shirka uu Muqdisho uga qeyb galayo ee arrimaha…
Wakiilka urur gobleedka IGAD Maxamed Cabdi Afey ayaa ka hadlay waxa ka soo bixi doona shirka madaxda dowladda federaalka iyo…
