Browsing: Federaalka
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa diiday dalab ka yimid beelo gadoodsan oo sheegay inay…
Kooxda Alshabaab ayaa caawa dib ula wareegtay magaalada Jannaale ee Gobolka Sh/hoose kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii AMISOM ee…
Maamulk Puntland aya go’aan cusub ka qaatay ka qeyb galka shirarka hiigsiga cusub ee 2016 oo lagu balamay in kadib…
Xeritaanka kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Federaalka oo lagu waday in maanta oo Arbaco ah la soo xiro ayaa socon weyday…
Wasarada Warfaafinta maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaday in Idacadaha ka dhisan Puntland aysan baahin karin Idaacada Radio Muqdisho ee…
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda gobolka Bakool ayaa ayaa…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa lau magacaabay guddoomiyaha Gobolka Nugaal nin uu adeer u yahay madaxweynihii hore ee…
Ciidamo ka tirsan Maamulka Galmudug oo ka gadoodsan mushaar la’aan heysata muddo dhowr bilood ah ayaa xiray Madaxtooyada Maamulka Galmudug…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Jubba C/qaadir Xaaji Maxamed (Luga-dheere) ayaa kashifay heshiis aan la shaacin oo Ra’iisal wasaare…
Maamulka Ahlu suna ee Goboladda Dhexe ayaa maanta heshiis buuxa la galay Gaashaanle Dhexe Liibaan Maxamud Yuusuf (Madaxweyne) oo ka…
Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta beesha Ogaadeen ayaa sii xoojiyay olole ay ka wadaan degaano ka tirsan gobolka Bakool si ay culeys…
Maamulka Ahlusunna ee Gobollada Dhexe ayaa ku hanjabay diyaar u yihiin sii ay weerar rogaal celin ah ugu qaadi lahaayeen degmada…
Ciidamada ka socda dalka Jabuuti ee hiil-walaal kana mida AMISOM ayaa si rasmi ah ula wareegay ammaanka degmada Jalalaqsi, ee…
Saddex degmo oo ka tirssan gobolka Bakool ayaa lagu dhawaaqay inay ka baxeen maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hogaaminayo…
Madaxwewynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa galabta dib ugu laabtay Puntland kadib markii uu anbabaxay magaalada Kismaayo, halkaasoo uu…
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen siyaasiyiin, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, iyo waxgarad ka soo jeeda gobolada Jubbooyinka ayaa…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si degdeg ugu laabtay xarunta kumeelgaarka ah ee maamulkiisa magaalada Cadaado kadib markii…
Madaxweynaha Ahlu sunna ee Gobolada Dhexe Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa hogaamiye kooxeed hore u magacaabay taliyaha maleeshiyada kooxda…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wafdi ay ka mid yihiin madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Xasan…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Sharma’arke ayaa magaalada Kismaayo uga dhawaaqay maanta in bisha September…
