Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»DEGDEG: Degmooyin ka tirsan Gobolka Bakool oo ku dhawaaqay inay ka baxeen Maamulka K/Galbeed

    DEGDEG: Degmooyin ka tirsan Gobolka Bakool oo ku dhawaaqay inay ka baxeen Maamulka K/Galbeed

    September 14, 2015Updated:December 17, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Xildhibaan Maxamed Iidle Xerow
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saddex degmo oo ka tirssan gobolka Bakool ayaa lagu dhawaaqay inay ka baxeen maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hogaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan, isla markaana ay si toos ah  hoos tagayaan dowladda Federaalka iyadoo waxgaradka iyo mas’uuliyiinta degmooyinkaasi ay codsadeen inay ka mid noqdaan maamulka loo sameynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

    Xildhibaan Maxamed Iidle Xerow
    Xildhibaan Maxamed Iidle Xerow

    Xildhibaan Maxamed Iidle Geedi Xerow oo ka tirsan xildhibaanada  Baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno kale oo la socda oo tegay degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa sheegay in dadka degaanka ay la kulmeen iyagoo ka cabanaya maamulka Koonfur Galbeed isla markaana ay ka soo qaadeen codsiga ku saabsan inay saddexda degmo ee ka tirsan gobolka Bakool ee kala ah: Yeed, Aato iyo Ceelbarde ku biiraan maamulka gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

    Xildhibaan Xerow ayaa caddeeyay in waanwaan ay doonayeen inay ka galaan arrintan iyo kulamo ay la yeesheen madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan uu ku gacan seyray waanwaantoodii, go’aanka ay qaateen dadka degaankaasina ay gaarsiinayaan dowladda Federaalka.

    Wuxuu intaas ku daray in arrinta ka bixitaanka maamulka K/Galbeed ay u furan tahay dadka saddexda degmo ee Yeed, Ceelbarde iyo Aato inay ka baxaan maamulkii aysan dooneyn sida uu qoray dastuurka federalka.

    Waa degmooyinkii ugu horeeyay ee sheegta inay ka baxeen maamul ay ka mid yihiin, iyagoo hore u dalbaday xubno dheeraad ah oo laga siiyo Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo degmo kasta loo qoondeeyay saddex xubnood balse degaanka Aato la sheegay inuusan degmo ahayn.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Ceelbarde K/Galbeed Shariif Xasan Yeed
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo fara marnaan kula soo laabtay magaalada Muqdisho
    Next Article UPDF suspends officers as Somalia deaths reach 19

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo