Browsing: Ceelbarde
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda beelaha Digil & Mirifle oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan…
Maamulka Koofur Galbeed ayaa si kulul uga hor yimid maamulka shalay looga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee loogu magac daray Bakool…
Shirkii ka socday degmada Ceelbarde ee ay abaabuleen xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka iyo siyaasiyiin kasoo jeeda beesha Ogaadeen ayaa…
Kulan ayaa magaalada Muqdisho isugu yimaadeen xildhibaanada Beelaha Digil & Mirifle ayay ka soo saareen qoraal dhowr qodob ka kooban…
Maamul loogu magacdaray Bakool sare ayaa la sheegay in looga dhawaaqayo Degmada Ceelbare ee Gobolka Bakool, iyadoo madaxweyne lagu dooranayo shir…
Xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Ogaadeen ayaa wada ololahoodii ku saabsanaa in degaanada Ceelbarde, Yeed iyo Aato ay u…
Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Ogaadeen ayaa olole cusub ka wada degaanada Yeed, Ceelbarde iyo Aato, iyadoo sheegay…
Daawo: Xildhibaanada Beesha Ogaadeed abaabulka ka wada Ceelbarde iyo gabay lagu soo dhoweeyay, waxaa ka dhex muuqda xildhibaano iyo Xuseen…
Xildhibaan Sheekh Aden Madoobe ayaa u digay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan Ceel-Barde inay halkaasi ka abuuraan…
Saddex degmo oo ka tirssan gobolka Bakool ayaa lagu dhawaaqay inay ka baxeen maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hogaaminayo…
