Browsing: Federaalka
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in shirkii la filayay inuu halkaasi ku dhex maro dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa qas ka dhex abuuray shirka magaalada Kismaayo uga furmay madaxda dowlada Federaalka…
Shir madaxeed looga hadlayo arrimaha hiigsiga 2016 oo u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa hadda ka socda…
Sarkaal kale oo tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo wata ciidan iyo Afar baabuurta dagaalka ah ayaa ka goostay Ciidamada Maamulka…
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Kenya Xildhibaan Yuusuf Xaaji ayaa hadal uu ka jeediyay caleemo saarkii Axmed Madoobe ee shalay ka…
Daawo Xafladii caleema saarka Axmed Madoobe oo ay ka qeyb galeen madaxda Soomaalida, wufuud ka socotay Itoobiya iyo Kenya, safiiro…
Dhammaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa ka qeybgalaya maanta caleemo saarka madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan…
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo madax ka tirsan dalalka IGAD ayaa tegay magaalada Kismaayo si ay…
Xiisad colaadeed oo kacsan ayaa ka jirta duleedka magaalada Dhuusamareeb degaanka u dhaxeeya Mareergur iyo Godinlabe oo la sheegay in…
Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shaaciyay in Ahlu Suna-da gobolada dhexe ay taageero…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Kismaayo isagoo ka qeybgeli doona caleemo saarka…
Madaxda Ahlu suna ayaa saaka la soo weriyay inay gebi ahaan isaga tageen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, taasoo…
Wararka laga helayo degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Ahlu suna ay soo food saartay cabsi ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta socdaal ku tegay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose iyadoo ay wehliyaya xubno…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta ku dhawaaqay in Baarlamaanka Jubba la kordhiyay laguna darayo 10 xildhibaan oo cusub, isagoo…
Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada magaalada Kismaayo ayaa shaaciyay…
Wafdi ay ka mid yihin Maxamuud Sayid Aadan iyo Maxamed Cusmaan Aw-Libaax ayaa maanta si lama filaan ah u tegay…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Afgooye ee…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay si…
Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay la wareegeen gacan ku heynta magaalda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wasiirka…
