Browsing: Federaalka
Wararka laga helayo degmada Caabudwaaq ayaa sheegaya in dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada kala taabacsan maamulada Galmudug iyo Ahlu-sunna oo sababay…
Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay go’aan la sheegay inuu ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Hiiran C/fataax…
Wasaarada Warfaafinta maamulka Jubba ee Axmed Madoobe ayaasi rasmi ah u shaacisay inuu diyaar yahay Telefishinka cusub ee maamulka Jubbaland oo…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoog leh oo magaalada maanta…
Itoobiya, IGAD iyo dowladda Soomaaliya ayaa cadaadis ku haya madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo laga doonayo inuu…
Waxaa soo baxaya heshiis hoose oo dhex maray madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya…
Magaalada Kismaayo ayaa bandow ku jiri doonta saddexda maalmood ee soo socota iyadoo magaalada gebi ahaan la xiri doono oo…
Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa ka jira xuduudka u dhaxeeya maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna gobollada Dhexe ee Soomaaliya kadib xiisad la…
Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu iska hor imaad cusub ka dhacay halkaasi kadib dagaalkii…
Urur Goboleedka IGAD ayaa waqti u qabtay dhismaha Golaha wakiilada Maamulka Koonfur Galbeed ee Somaaliya, iyagoo odayaasha dhaqanka ee maamulkaasi…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la shaaciyay inay tiradiisu noqon doonto in ka badan 100 xildhibaan isla markaana…
Soomaaliya oo ku socota Nidaamka Federaalka oo aan caddeyn qaabka loo raacayo ayaa waxaa dhowaam daraasad lagu sameeyay sida federaaleynta…
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda dhismaha hool weyn oo la doonayo in lagu qabto xafladda caleemo saarka Axmed Maxamed Islaam…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar u soo gabagabeeyay Cutubkii labaad ee Ciidamo ka trisan kuwa…
Xildhibaanada Baarlamaanka Jubba ayaa maanta ansixiyay codsi uga yimid madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed mMadoobe) oo ku saabsan in loo…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay furitaanka Shirkii dhismaha Maamul u sameynta Gobollada…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in kulan ay maanta yeesheen Golaha Baarlmaanka Galmudug…
Kus-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa shalay shaaciyay inaysan dalka ka jirin wax dowlad…
Guddoomiyaha Maamulka Gedo ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Kaliil oo dhowaan tegay degmada Ceelwaaq ayaa ku hanjabay inuu tegi doono…
