Browsing: Federaalka
Dadweynaha magaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose ayaa diidmo iyo banaanbax careysan kala hor yimid madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa goor dhoweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee fadhiga maamulka…
Magaalada Beledweyne oo isu caleemo saartay martigelinta shirka maamul u sameynta Hiiraan & Sh/dhexe
Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan waxaa ka socda dhisme hool weyn oo lagu sheegay inuu ka furmayo shirka maamul u…
Dadweynaha magaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose ayaa banaanbax diidmo ah kala hor yimid madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Wada-tashiga beelaha Puntland oo maalmihii ugu…
Qaar ka mida xildhibaanda Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hor yimid Golaha wasiirada Galmudug ee uu soo magacaabay madaxweyne C/kariin Xuseen…
Golaha wasiirada cusub ee Galmudug oo shalay la magacaabay ayaanu halkan idinkugu soo gudbineynaa magacyadooda iyo beelaha ay ka soo…
Kadib markii lagu dhawaaqay inta badan Golaha wasiirada maamulka Galmudug ee shalay uu soo dhisay madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed waxaa…
Madaxweynaha dooran ee maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo dhowaan socdaal uu ku joogay magaalada Nairobi ka soo laabtay…
Maamul Goboleedka Galmudug iyo Ahlu Suna Wal-jameeca Gobollada Dhexe aya maanta heshiis ka kooban 4 qodob ku gaaray magaalada Cadaado,…
Maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu suna ee gobolada Dhexe ayaa heshiis goor dhoweyd ku saxiixday magaalada Cadaado oo mudooyinkan danbe…
Howshii maamul u sameynta Gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa hakad ku jirta kadib markii si aan la shaacin loo joojiyay…
Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe oo ku adkeysanaya inuu Gobolka Gedo awood kula wareego ayaa maanta mar kale maamul cusub…
Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Galmudug uu dhowaan ku dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub Galmudug sida ay sheegayaan ilo ku sugan magaalada…
Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa saaka dib ugu soo laabtay kadib markii socdaal qaatay in ka…
Madaxweyne ku xigeenka Ahlu suna ee Goboladda Dhexe C/llaahi Xersi Diirshe (Daacad) ayaa galabta xayiraadii laga qaaday iyadoo magaalada Cadaado…
MadaxweynahaPuntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25-ka Ogost 2015 si rasmi ah uga furay shirweynaha Wada-tashiga Puntland wejigiisii koowaad magaalada…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah Maamulka Galmudug ayaa ku waramaya inay socdaan dadaaladii ugu…
Xildhibaanada kasoo jeeda beelaha Daarood qaarkood ayaa bilaabay olole weyn oo ay uga horjeedaan madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif…
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii ugu horeysay ku hoyday degmada Xudur ee gobolka Bakool…
