Browsing: Federaalka
Ciidamada Amaanka Maamulka Galmudug iyo kuwa nabad-sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku usgan degmada Cadaado ee oo ah xarunta maamulkaasi…
Waxaa goor dhoweyd hawada soo galay Telefishan uu leeyahay maamulka Jubba oo ku hadli doona afka Maamulka Axmed Madoobe oo dhowaan…
Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe Cali C/llaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka hadlay halka ay mareyso howshii dhismaha maamulka goboladda Sh/dhexe iyo Hiiraan,…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlu suna C/llaahi Xirsi Diirshe (Prof. Daacad) ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan…
Madaxweynaha maamulka Jubba ee dhowaan xilka loogu doortay doorasho la isku khilaafsan yahay ayaa markii ugu horeysay ku-sime madaxweyne ka…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida saaxiibada ugu waaweyn ee Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markiisii ugu horeysay ka hadlay…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa hortegay Baarlamaanka maamulka Galmudug oo shir degdag caawa ku laha magaalada Cadaado ee…
Qaramada Midoobay, AMISOM, IGAD, Midowga Yurub, iyo Boqortooyada Ingiriiska (UK) ayaa soo dhoweeyay doorashadii madaxtinimada maamulka Jubba oo 15-kii Agoosto ka dhacday…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa loo jeediyay digniin culus oo ku saabsan inuusan Golaha Baarlamaanka hor…
Wakiilka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa hanjabaad kulul ka jeediyay xafladii doorashda Jubba oo hogaamiye Axmed Madoobe…
Shirarkii u socday saxiixayaasha heshiiska dhismaha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa lagu gaaray is afgarad ku…
Xiisad ka dhalatay faragelinta ciidamada Itoobiya ku hayaan gobolka Gedo ayaa ka taagan degmada Garbahaarey kadib markii ay halkaasi Itoobiyaanku…
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegaysa in amarkii dib looga celiyay magaalada Beledweyne Danjire Maxamed Cali Amerika uu ka yimid…
Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo maanta Muqdisho soo gaaray ayaa si hordhac ah uga hadlay wixii ku dhacay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyay ee hambalyo u dira Axmad Maxamed Islaam…
Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo goor dhoweyd lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay jagada madaxweynaha maamulka Jubbaland muddo 4 sanadood…
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sidii la filayay aqlabiyad aan hore loo arag ku guuleystay inuu noqdo madaxweynaha Jubba…
Doorashada madaxweynaha Jubba oo maanta ka dhaceysa magaalada Kismaayo ayaa hadda si toos ah loo bilaabay, wxaana hoolka doorashadu ka…
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha C/rashiid Maxamed Xiddig oo magaalada Kismaayo gaaray maanta goobjoogna ka ahaa khudbadihii musharaxiinta u sharxan…
Hogaamiyaha Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo kamid ah musharixiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Jubba, isla markaana la ogyahay…
