Browsing: Federaalka
Shirar magaalada Muqdisho uga socday saxiixayaasha heshiiska maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la filayay in lagu magacaabo…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrimo ka baxsan maamulkiisa oo quseeya dowladda…
Musharax cusub ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha Jubba iyadoo ay maanta ku ekeyd qabashada codsiyada…
Col. Aadan Axmed Xersi (Aadan Rufle) oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Ee Gobolka Gedo, ayaa wuxuu shaaca ka…
Farmaajo: “Haddii Xasan Sheekh isku dayo inuu ku darsado waxaa dhacaya Kacdoon aad u weyn”. DHAGEYSO
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa uga digay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku…
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubba Sheikh Cabdi Maxamed C/raxmaan ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu xilka ku soo laaban karo, kana…
Wakiil ka socday madaxweyne Xasan Sheekh oo labadii maalmood ee ugu danbeysay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa dib ugu soo…
Musharixii ugu horeeyay ee u taagan madaxweyne inuu ka noqdo maamulka loo dhisayo gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa ku dhawaaqay…
Musharaxii labaad marka laga reebo Axmed Madoobe ayaa magaalada Kismaayo maanta uga dhawaaqay inuu u tartamayo xilka madaxweynaha Jubbad e la…
Aqoonyahano kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka ayaa digniin ka bixiyay Dastuurka la sheegay in loo ansixiyay Maamulka Jubba oo lagu galayo…
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu eedeeyay inuu faraha kula jiro howsha xulista xildhibaanada…
Wasiirkii hore ee Maaliyadda xukuumada Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane oo maanta ka degay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay warar la…
Hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa magacaabay guddi ka kooban shan xubnood oo uu sheegay inay dowladda Federaalka la furi doonaan wadahadal…
Heshiiskii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu saxiixay maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa ahaa mid…
Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in heshiiskii maanta lagu gaaray degmada Doolow uu ahaa khiyaamo ay maleegeen,…
Hogaamiyaha maamulka Jubba ee xiligiisu sii dhammaanayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo kadib…
Wararka laga helayo degmada Doolow ee gobolka Gedo oo wadahadal uga socday maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe iyo…
Degmada Doolow waxaa weli ka socda shir lagu heshiisiinayo hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo siyaaisyiinta gobolka…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Jubba kulan ay magaalada Kismaayo ku yeesheen maanta waxay soo saareen qaabka doorashada iyo waqtiga ay bilaabayaan qabashada…
Doorashada madaxweynaha maamulka Jubba oo loo qoondeeyay inay dhacdo 15-ka bisha, isla markaana codsi qabashada musharaxiinta ay ku eg tahay 12-ka…
