Browsing: Federaalka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwal ay u sameysay dhismaha maamulka Gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan oo…
Musharaxiinta jagada madaxweynaha Jubba ayaa lagu xiray shuruudo laga doonayo inay soo buuxiyaan, waxaana shuruudahaasi soo saaray guddiga doorashada madaxweynah…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ka mida kalfadhigooda caadiga ah iyadoo ka dooday qaabka loo…
Waanwaan lagu doonay in wadahadalsiiyo hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta…
Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka maamulka Puntland ayaa digniin u jeedisay Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo digtay inay ansixyaan sharciga Shidaalka Soomaaliya, waxaana qoraal…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Jubba ayaa maanta loo magacaabay haweeney qurbe joog ah oo lagu magacaabo Xabiibi Maxamed Cabdulle oo ka tirsan…
Baarlamanka KMG ah ee Jubba ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha mamaulkaasi oo la filayo in bartamaha bishan ka dhici doona magaalada…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Baarlamaanka KMG ah ee Jubba ay diideen codsi uga yimid hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa shalay ku dhawaaqay in shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe uu…
Guddiga doorashada Jubba oo qabanqaabinaya doorasho dhammaadka bishan ka dhici doonta magaalad Kismaayo ayaa la filayaa maanta lagu dhawaaqo, kadib…
Hogaamiyaha maamulka Juba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa Baarlamaan goboleedka Jubbaland ka dalbaday Baarlamaanka Juba ee dowladda Federaalka sharci darrada ka dhigtay…
Hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka dhawaajiyay wax uu ka aamisan yahay dowladnimada Soomaaliya iyo federaalka,…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu ansixiyay Dastuurka cusub ee maamulka cusub yeelan doono kaasoo muddo dhowr maalmood ah ergo 300 gaareysa…
War naga soo agaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Guddoonka Baarlamaanka Jubba uu goor dhow ku dhawaaqay in 15-ka bishan Ogost la…
Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde oo ka mida) oo ka mida saraakiisha ciidamada iyo Siyaasiinta dalka, horena u soo noqday…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa warsaxaafadeed ka kooban 4 Bog ka soo saaray shirka Hiigsiga 2016 ee magaalada Muqdisho maanta lagu soo…
Shir la isugu keenay ergooyin ka socday gobolada Jubada hoose, J/dhexe iyo Gedo ayaa ka furmay magaalada Kismaayo, iyadoo la…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta guddoominaya shirka caalamiga ah ee Hiigsiga cusub oo goor dhow ka furmaya…
WAR MURTIYEED AY WADAJIR U SOO SAAREEN MADASHA MIDNIMADA IYO DIMOQRAADIYADA (MMD) IYO ISBAHAYSIGA QARANIMADA IYO DIMOQRAADIYADA (IQD) War saxaafadeed…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa soo saaray qoraal ay uga hadlayaan heshiis…
