Browsing: Federaalka
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay safar uu ku joogo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland oo…
29-ka Bisha July oo ku beegan berito waxaa magalaadda Muqdisho ka furmaya shir heer caalami ah oo looga hadali doono…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya arrimaha hiigsiga cusub iyo horgelinta qorshaha ua yaala dowladda Federaalka, waxaana guddiyo arrintan loo xil…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa wada dadaal ay doonayaan in lagu furo shirka wada-tashiga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Guddiga Doorshooyinka oo ka mida guddiyada Qaran ee dhowaan Baarlamaanku ansixiyay ayaa guddoomiye u doortay Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) kadib…
CCiidamada Itoobiya ee ka mida AMISOM ayaa ku sii jeeda degmada Ceeldheer oo ka mida degaanada ay kooxda Alshabaab gacanta…
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Juba Jen. C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ku guuldarreystay qorshe uu doonayay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku hoyday magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba isagoo shalay halkaasi ku…
Baarlamaanka Galmudug ayaa fadhi uu shalay ku yeeshay magaalada Cadaado wuxuu wax ka bedel ku sameeyay qodobka 2-aad ee Dastuurka…
Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in xaaladda dalka Soomaaliya ay tahay mid…
Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ka mida guddiyada heer Qaran ee dhowaan Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay isla markaana la dhaariyay…
Dagaalo ka dhacay degmada Caabudwaaq xalay iyo saaka oo Jimce ahayd ee Gobolka Galgaduud ayaa dhaliyay in kooxda Ahlu suna…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa farriin kul ul u diray maamul goboleedka Puntland iyagoo si cad ugu baaqay in khilaafka kala…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mustaqbalka magaalada kala qeybsan ee Gaalkacyo kadib markii uu…
Madaxwey aha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta ka hadlay bannaanbax balaaran oo dadweynaha Gaalkacyo…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi la socda ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo lagu waday inuu maanta socdaalkiisii ugu horeeyay ku tago Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka galgaduud ayaa…
Baarlamaanka maamul Goboleedka Puntland ayaa soo saaray go’aano ku saabsan arrimaha federaalka kadib dood dhowr maalmood qaadatay oo u socotay…
Madaxweynaha Maamulka cusub ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shaaciyay in maamulkiisa bilaabay qorshe lagu doonayo in ciidamo rasmi ah…
Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Juba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada…
