Browsing: Federaalka
Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Juba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu ku kala qeybinayo xubnaha golaha…
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay Puntland inay ka dhowrsadaan abaabulka dagaalka iyo shacabka la abaabulayo, isla markaana ilaaliyaan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka mida xildhibaanada Galmudug ayaa socdaalkoodii ugu horeeyay ku…
Xildhibaanada cusub ee maamulka Galmudug oo dhowaan doortay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa qaarkood ka baxsadeen magaalada Cadaado…
Maamulka Puntland ayaa mar kale soo saaartay qeylo dhaan ku saabsan inaysan aqoonsaneyn guddiyada Qaranka iyo xeerarka uu ansixiyay Baarlamaanka Federaalka…
Mudane/ Cabdikariin Xuseen Guuleed wuxuu soo noqday– Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee xukuumadihii Ra’iisal wasaarayasha Saacid iyo…
Musharixiinta u loolamaya jagada madaxweynaha maamulka Galmudug ee gobolada dhexe ayaa la soo baxay qorshe yaab leh oo ay doonayaan…
Ololaha tartanka jagada madaxweynaha maamulka cusub ee gobolada dhexe “Galmudug” ayaa maraya heerkii ugu sareeyay iyadoo Cadaado ay marti gelineyso…
Musharixiinta jagada madaxweynaha maamulka Gobolada Dhexe ee Galmudug ayaa maanta khudbado ka hor jeediyay Baarlamaanka, taasoo qeyb ka ah ololahooda…
Waxaa heer gabagabo ah maraya loolanka ololaha loogu jiro jagada madaxweynaha iyo ku xigeenka madaxweynaha ee maamulka cusub ee Galmudug…
Shirkii dhowaan ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee kooxda Ahlu suna sheegtay in maamul loogu dhisayo saddexda Gobol ee Mudug, Galgaduud…
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Tedros Adhanom ayaa kulan la yeeshay hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan…
Waxaa la soo dhameystiray tirada xildhibaanada Maamul goboleedka cusub ee Galmudug oo ka kooban 89 xubnood, marka laga reebo hal…
Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa goor dhoweyd ansixiyay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo doorashadooda ay dhici…
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Ximan & Xeeb Maxamed Xaaji Xuseen ayaa ku biiray shirka kooxda Ahlu suna ka furtay magaalada Dhuusmareeb…
Muqdisho: 28 Juun 2015 – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayahay Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaalia Nokolas Kay, ayaa…
Maamulka Puntland ayaa magaalada Garowe maanta ka qabanqaabiyay banaanbax looga soo horjeedo dhismaha maamulka Gobolada Dhexe ee ka socda magaalada…
Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac(Ilka-jiir) ayaa maanta hortegaya Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii looga yeeray si wax looga…
Iyadoo maanta la doortay guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ee Galmudug ayaa waxaa guushii hore ee jagada gudoomiyaha Baarlamaanka ay raacday…
Waxaa soo gabagaboobay doorashadii Guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ee Galmudug, waxayna xubnaha loo doortay xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug ay kala yihiin:…
