Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa goor dhoweyd ansixiyay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo doorashadooda ay dhici doonto 4-ta July 2015.
Guddiga oo ka kooban 9 xubnood waxaa gudoomiye u ah Maxamuud Aadan Cusmaan iyadoo uu xoghaye u yahay C/weli Cali Maxamed.
Shirka baarlamaanka Galmudug ee uu guddoominayay Gudoomiye Cali Gacal Casir ayaa waxaa guddiga doorashada ansixiyay 73 xildhibaan, waxaa diiday 1 xildhibaan iyadoo ay ka aamuseen 3 kale, sidaana lagu ansixiyay.
HOOS KA AKHRISO GO’AANKA IYO MAGACAABIDDA GUDIGGA DOORASHADA
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]
[ad name=”HTML-6″]