Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Caawa lagu xayiray mas’uul…
Browsing: Cali Gacal Casir
War kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Cadaado Cali Gacal Casir ayaa lagu faahfaahiyey khilaafka u…
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Cali Gacal Casir ayaa sheegay in madaxda maamulka Puntland ay ka reebeen shirka…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inuu maanta halkaasi tegay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka…
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay inuu la yaabay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay.
Qaar ka mida Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ayaa caawa shaaciyay inay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Cali Gacal Casir.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ku eedeeyay xildhibaannadii labada Aqal ee Cadaado u tegay xalinta khilaafka madaxda Galmudug…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu culeys iyo hakad soo wajahay waanwaan laga dhex waday…
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in si sharci ah ay u dhacday xil ka qaadistii ay…
Gudoomiyaha Baaralamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xaqiijiyay in xabsi guri ay ku jiraan oo aanay ka bixi karin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii labaad laga dalbado inuu bixiyo lacagtii abaalmarinta ahayd ee uu balanqaaday in la…
Qas siyaasadeed ayaa ka abuurmay Xaaladda Baarlamaanka Galmudug kadib markii saacadihii ugu dambeeyay uu qarxay khilaaf ka dhex taagan Guddoonka iyo…
Xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka mida xildhibaanada Galmudug ayaa socdaalkoodii ugu horeeyay ku…
Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa goor dhoweyd ansixiyay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo doorashadooda ay dhici…
Waxaa goor dhoweyd ku guuleystay jagada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Cabdi oo ahaa musharax u tartamayay jagadan, waxaana…
